Falaaqaynta Cayaaraha

Falaaqaynta Cayaaraha Football News, Information And Resources on Football Teams & Pllayers.

Magaciisa meel kusii qorta. Jayden Danns. Waa laacib nooba ah oo uu macalun Klopp soosaaray. Dhamaystirkiisa & daganaant...
28/02/2024

Magaciisa meel kusii qorta. Jayden Danns. Waa laacib nooba ah oo uu macalun Klopp soosaaray. Dhamaystirkiisa & daganaantiisa nin weyn baad moodaa, 2 gool buu kakacay caawa asagoo gadaal lagasoo galiyay. Waa 18 jir.

Are maxaan fc taraq u aadi waayay 😄😄
26/02/2024

Are maxaan fc taraq u aadi waayay 😄😄

The 1st cup of the season is finally home.What goal from the captain VVD.Fair play to Liverpool thoroughly deserved with...
25/02/2024

The 1st cup of the season is finally home.
What goal from the captain VVD.

Fair play to Liverpool thoroughly deserved with the amount of injuries they have and how shows how money doesn’t buy trophies.
Klopps KIDS vs Blues BILLION POUNDS.

Liverpool are the first club in Europe's top five leagues to have five players reach 10+ goals in all comps 🔥 Firing on ...
21/02/2024

Liverpool are the first club in Europe's top five leagues to have five players reach 10+ goals in all comps 🔥

Firing on all cylinders 🫡

The first European team to have 5 players with 10+ goals.What a win LFC 4 -1 Lut
21/02/2024

The first European team to have 5 players with 10+ goals.
What a win LFC 4 -1 Lut

Klopp maxaa kaleedihiin.Salah la aantii sida loo xamaasho waa aqaan buu naleeyahaye.
21/01/2024

Klopp maxaa kaleedihiin.
Salah la aantii sida loo xamaasho waa aqaan buu naleeyahaye.

Liverpool FC Madaxa shicir bararka.Caicedo intay  £80M oo gorgoro ah kasoo kiciyeen bay kasoo hareen markii ay Chelsea F...
11/08/2023

Liverpool FC
Madaxa shicir bararka.
Caicedo intay £80M oo gorgoro ah kasoo kiciyeen bay kasoo hareen markii ay Chelsea FC beecii ku gaarsiiyeen £110M.
🤣🤣🤣🤣

Aakhirkiii meeqa way dhamaataye horay ugala adeer kulahaa.

Ma ogtahay in Kariim Benzema dhaawaciisa uu fududaa oo uu diyaar u ahaa in uu ciyaaro kulankii Tunusia. Markii uu kunoqd...
27/12/2022

Ma ogtahay in Kariim Benzema dhaawaciisa uu fududaa oo uu diyaar u ahaa in uu ciyaaro kulankii Tunusia. Markii uu kunoqday Real Madrid ayuu ogaaday in uu dhaawiciisa fududyahay aad ayuuna uga carooday. Wuxuuna go'aansaday in uu kafariisto xulka qaranka. Balse waxa uu lasugay inta uu dhamaanayo koobka aduunka.
Shaqsiyaad kamid ah kooxda qaranka France qaasatan LLoris & Greizman ayaa diiday oo kutaageeray macalin Deschamps cayrinta Benzema, ayagoo ubaqanayo doorkooda hogaamineed.
Benzema waa shaqsi weyn oo hadal hayntiisa meediyaha ay badantaha, wayna adagtahay in uu kasii mid ahaado kooxda qaranka France hadii uunan ciyaaraynin.
Giroud wax colaad ah umahaynin Benzema walibo waa uu kufaraxsanaa kagarab ciyaarkiisa.

Si aad uhesho xogo muhiim ah ee sport-ka bogaan follow dheh.
Mahasanid.

PSV & LIVERPOOL ayaa kagaaray heshiis iibka Cody Gakpo.
26/12/2022

PSV & LIVERPOOL ayaa kagaaray heshiis iibka Cody Gakpo.

Address

Gen
Eastleigh

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Falaaqaynta Cayaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Falaaqaynta Cayaaraha:

Shortcuts

Share

Category