Ismail Omar abdullahi

Ismail Omar abdullahi journalist The king of the jungle
(4)

๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ต Prayers for Nepal ๐Ÿ™๐Ÿ’”A devastating flash flood in Nepal has left a trail of destruction after a massive collapse of ic...
27/08/2026

๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ต Prayers for Nepal ๐Ÿ™๐Ÿ’”

A devastating flash flood in Nepal has left a trail of destruction after a massive collapse of ice, rock, and debris in the Himalayas sent torrents of water and mud rushing through the Bhote Koshi River. Homes, bridges, roads, and entire communities were swept away within minutes, while rescue teams continue searching for survivors in the hardest-hit areas.

The tragedy has also impacted visitors from around the world, with several foreign tourists and pilgrims reported missing as search and rescue operations continue. Our thoughts are with every family affected, and we pray for the safety of those still missing and strength for everyone working tirelessly on the ground. ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ตโค๏ธ

It has been 3 years since I lost my father, Omar Abdullahi   Losing a father is a pain that time does not completely era...
27/08/2026

It has been 3 years since I lost my father, Omar Abdullahi Losing a father is a pain that time does not completely erase. Sometimes, when the world turns against you and everything feels difficult, you remember the person who was once your shield, your strength, and your source of protection.

I still miss you, Dad. Three years have passed, but your absence is still felt in my heart. May Allah forgive you, grant you Jannatul Firdaus, and make your grave full of light and peace.insha Allah with all your family we will meet in Jannatul firdaus.๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

Aamiin yarabi

Macallin ka tirsan Dugsiga Sare ee Gabdhaha Lafey ee Degmada Mandheera ayaa lagu eedeeyay inuu kufsaday arday 18 jir ah ...
26/08/2026

Macallin ka tirsan Dugsiga Sare ee Gabdhaha Lafey ee Degmada Mandheera ayaa lagu eedeeyay inuu kufsaday arday 18 jir ah oo fasalka afraad dhiganaysay๐Ÿ’”, taasoo markii dambe la ogaaday inay uur lahayd qiyaastii hal bil.๐Ÿ™‰

Dhacdadan ayaa laga soo sheegay Saldhigga Booliska ee Lafey Axaddii ka dib markii aabbaha ardayga, oo gabadhiisa u kaxeeyay xarun caafimaad oo u dhow si loogu daweeyo ka dib markii uu xanuunsatay.

Baaritaanno caafimaad oo laga sameeyay xarunta ayaa la sheegay inay muujiyeen uurka.
Macallinka la sheegay inuu geystay dembiga ayaa lagu magacaabay Cabdi Sahel. Booliisku waxay bilaabeen baaritaanno ku saabsan arrinta iyadoo laga cabsi qabo in arrinta ay xalliso maxkamadda dhaqanka ee Kangaroo.

Xukunka macalinka maxaa is leedahay?๐Ÿคญ๐Ÿค”

14/08/2026

Watch until the end and see what will happen

Zulii Moha Mss Ashuu Mwanza Tanzania

13/08/2026

You leave me Mss Ashuu Zulii Moha @

Soomaliland waxba laguma qarxiyo hadii la maqlo waxba la qarxiyayna wa lala yabaaKuwani wa niman ka tirsan cidanka qaran...
08/08/2026

Soomaliland waxba laguma qarxiyo hadii la maqlo waxba la qarxiyayna wa lala yabaa
Kuwani wa niman ka tirsan cidanka qaranka jsl waxa fidki h**e cawa ku qaraxday bobbo yar oo ay iyagu siten isla markana anay ogayn inay qarxayso taso qadar ale ku qaraxday hada sida la shegay dhakhtarka lagu dabibaya nimanka wanay fican yihin

Marka kuwa le hargaysa qarax.ka dhacay waxanleeyahay ader meshan waxa lagama yaqano ee joojiya hadalada ben aburka ah

07/08/2026

Happening now

Zulii Moha Mss Ashuu News5

Marxuumkii arooska ahaa ee xaaskiisa ku dishay Muqdisho Cabdullaahi Cali Culusow oo caan ka ahaa dalka Austria ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡น, ayaa ...
06/08/2026

Marxuumkii arooska ahaa ee xaaskiisa ku dishay Muqdisho

Cabdullaahi Cali Culusow oo caan ka ahaa dalka Austria ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡น, ayaa muqdisho tagay si u guursado gabar yar oo qadka internetka iska barteen. Gabadhi ayuu guursaday, 3 maalin marka ay kaso wareegtay guurkiisa, ayaa meydkiisa laga helay guriga uu dagnaa asagoo la gowracay

Sidee loo dilay Abdulahi?

Xaaskiisa ayaa cuntada sun ugu dartay kadib marku miir daboolmay ayee sariirtiisa jiifka dusheeda ku gowracday. Asago meyd ah ayaa sariirta laga helay. Falkaas arxan darada waxa geystay wa xaaskiisa cusub ay wada joogen 3 maalin kaliya. Dilka ayaa ka dhacay xaafad ka tirsan Dayniile

Marxuumka oo maalmo yar un joogay Muqdisho, ayaa la aqalgalay gabar kasoo jeeda Shaanshi ama dadka cad cadka ah, lamana yaqaan ilaa hadda sababta ay gabadhan sida arxandarada ah ugu dishay ninkii guursaday noloshana la wadaagay.

Waxaa la sheegay in Falka Dilka ay kala qayb qaadatay haweeney kale. Booliiska Dayniile, ayaa gacanta ku dhigay aroosada dilka ku eedeysan iyo labo gabdhood kale oo guriga la joogay. Allah ha u naxariisto Abdulahi wuxuu ifka uga tagay 5 caruur oo Dalka Austria kaga imaaday.

Sad news from Italy as Franco Baresi has passed away this morning at 66 years old.An absolute legend of the game, markin...
31/07/2026

Sad news from Italy as Franco Baresi has passed away this morning at 66 years old.

An absolute legend of the game, marking an era and staying in memory forever for different generations. His contribution for AC Milan and Italy, pure greatness.

Thoughts and prayers with the family and the friends.

28/07/2026

ู„ุจู† ู„ู„ุจูŠุน

Abdullahi Hussain

Address

Dandora

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismail Omar abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ismail Omar abdullahi:

Shortcuts

Share