29/11/2025
Another big win
Milan ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda lazio o marti ku aheyd sansiro
Gool u qeybtii labaad daqiiqadi 51-aad ciyaarta u dhaliayay R.leao ayaa milan kaga filantay iney 3 dhibcood ka hesho kooxda Lazio.
Milan ayaana hatan 9 kulan o isku xigta goal ku dhalineyso gurigeeda
sido kale Milan ayana laga badin 12-ki kulan u danbeysay o ciyartay horyaalka, iyadona caawa ku hoyatay fooqa sare e kala sareynta horyaalka.
Macalin Allegri ayaa daqiiqadihi ugu danbeyay ciyaarta lo taagay gaarka Rosaha 🟥