Somali sports

Somali sports somali sports

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA, Mud...
09/04/2026

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa hambalyo u diray garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha loo xushay inay dhexdhexaadiyaan tartanka Koobka Adduunka (World Cup).

Mudane Cali Cabdi Maxamed ayaa ku ammaanay garsooraha dadaalkiisa, kartidiisa iyo horumarka uu ka gaaray garsoorka caalamiga ah, isagoo xusay in tani ay tahay sharaf weyn oo u soo hoyatay Soomaaliya guud ahaan. Sidoo kale, wuxuu u rajeeyay guul iyo in uu si hufan u gutto waajibaadka culus ee loo igmaday.

31/03/2026

Gool kulaadkii ay kusoo bexeen xulkeena qaranka soomaliya ee geesigii cayaarta gacma dahab aleeleey

Gacma dahab goolhaye aleeleey waxa uu qoray caawa taariikh  hambalyo xulka qaranka soomaaliya 🇸🇴
31/03/2026

Gacma dahab goolhaye aleeleey waxa uu qoray caawa taariikh hambalyo xulka qaranka soomaaliya 🇸🇴

Hambalyo xulkeena qaranka ocean Stars 🇸🇴oo ugu dambeyn u gudbay wareega xiga ee African Cup of nations
31/03/2026

Hambalyo xulkeena qaranka ocean Stars 🇸🇴oo ugu dambeyn u gudbay wareega xiga ee African Cup of nations

DEG – DEGHambalyo!Xulka Soomaaliya ayaa 4–2 kaga soo gudbay xulka Mauritius kaddib markii ciyaartu ku dhammaatay goolal ...
31/03/2026

DEG – DEG

Hambalyo!

Xulka Soomaaliya ayaa 4–2 kaga soo gudbay xulka Mauritius kaddib markii ciyaartu ku dhammaatay goolal la’aan, laguna kala baxay gool ku‑laadyo.

Kooxda Qaranka Soomaaliya waxay sidaas ugu gudbeen wareegga xiga ee isreeb‑reebka Koobka Qaramada Africa 2027.

31/03/2026

Mauritius vs somalia

31/03/2026

Somalia vs Mauritius

Is kululeyn  cayaarta ka hor
31/03/2026

Is kululeyn cayaarta ka hor

31/03/2026
31/03/2026

Ocean Stars 🇸🇴

Shaxda rasmiga ah ee ocean Stars 🇸🇴
31/03/2026

Shaxda rasmiga ah ee ocean Stars 🇸🇴

Xidigaha Ocean Stars 🇸🇴 Ayaa Cawa  Tababarkoodii Ugu Danbeeyay sameeyay  ka hor Kulanka 2aad ee Beri Aan la cayaareno Da...
30/03/2026

Xidigaha Ocean Stars 🇸🇴 Ayaa Cawa Tababarkoodii Ugu Danbeeyay sameeyay ka hor Kulanka 2aad ee Beri Aan la cayaareno Dalka MAURITIUS 🇲🇺.

Indirizzo

Rome
00100

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Somali sports pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Condividi

Digitare