Somalia under 17 players

Somalia under 17 players boggani waa bogga rasmiga ah ee Ciyaartoyda ka hoosaysa 17ka sano.

Group B ✨️
01/12/2024

Group B ✨️

Xulkii laga Sameeyay Heerka Groupyada Tartanka AFCON U17 Waxaa Somaliya Kujira Ciyaariyahan Idiris Abdiwahab AdemNaani K...
10/05/2023

Xulkii laga Sameeyay Heerka Groupyada Tartanka AFCON U17 Waxaa Somaliya Kujira Ciyaariyahan
Idiris Abdiwahab AdemNaani Kaambo Production

08/05/2023

Mahadsanid Dhamaan Xulka Qaranka Guulesta

08/05/2023

Difaacii Ugu Samenka Badnaa Shubka Xulka Oo Kawar Bixiyay Weerar yahankii ugu dhibka badnaa

08/05/2023

Goolhaye Marshaale oo Kashekeyay Arintii Ku Qabsatay Waaskada iyo Wadankii ugu Shoodka kululaay ee uu difaaco

Soo gaadhnay ciiddayadii
08/05/2023

Soo gaadhnay ciiddayadii

07/05/2023

safarkaan Wuxuu kala kulmay Daawo cabdixafid

07/05/2023

Idiris Runtii Waxuu Mujiyay inuu aad ugu xunyahay kala taga ay kala tagayaan dadka ay si wanaagsan isku dhaxgaleen insha alaah waan rajenaa inaad dib uwada kulmi doono

Ma og tahay in Soomaaliya ka hor martay 42 dal oo Afrikaan ah? [HOGGAANKA WANAGSAN IYO GUUSHU WAA ISLA SOCDAAN]Soomaaliy...
06/05/2023

Ma og tahay in Soomaaliya ka hor martay 42 dal oo Afrikaan ah? [HOGGAANKA WANAGSAN IYO GUUSHU WAA ISLA SOCDAAN]

Soomaaliya waxay gaartay heer aysan kubbadda cagta ka gaarin waligeed, waxay ka cayaartay koobka qaramada Afrika oo dalkeena Soomaaliya waligiis uusan tagin. Soomaaliya hadda tartanka weyn isaga hartay, si la mid ah wadamo kale oo iyaguna isaga haray tartanka.

Sideedaba kubabdda cagtu waa cayaar isboorti oo leh sadex natiijo oo kala ah: Guul, Guul darro iyo bar bar dhac intaasna waa la fishaa mar hadii kubbad cag lagu tartamo, hase ahaatee Soomaaliya ka qeyb galkeeda cayaaraha qaramada Afrika oo ay tahay markii ugu horeysay taariikhda ayaa waxaa ay shacabka Soomaaliyeed uga dhigan tahay guul aad u ballaaran oo lagu faano.

Cayaarahan usoo bixitaankooda waxaa ku tartamay 54 dal oo Afrikaan ah, wxaana ugu dambeyn is reeb reeb kaddib usoo baxday 12 dal oo Soomaaliya ay ka mid tahay in kastoo dalka Koofurta Sudan markii dambe tartanka laga saaray sababo la xiriira in aanay keenin da’da saxda ah ee loogu talagalay tartanka.

Haddaba sidaas ayay Soomaaliya ku matashay gobalka Bariga iyo bartamaha Afrika dalalka ku yaala, waana arrin kale oo bogaadin mudan. Waxaa amaan mudan hogaanka sare ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubabdda cagta gudoomiye Cali Cabdi maxamed [cali shiine] oo dalkiisa ku hogaamiyay in markii ugu horreysay taariikhda uu tago cayaaraha qaramada Afrika.

Waxaa kale oo amaan mudan cayaartoyda xulka qaranka iyo maamulkooda oo muujiyay karti iyo dhabar adeyg soona bandhigay cayaaro aad u qurux badan oo farsamadoodu sarreyso.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta sanadkan uwuxu ka qeyb galayaa cayaaro kala duwan oo ay ka mid yihiin U-15. U-18. U-23 iyo cayaaraha qaramada waaweyn waxaana sidoo kale sanadkan uu xulka qaranka Soomaaliya dheeli doonaa cayaaro saaxiibtinomo.

Runtii Waxaan Umada somaliyeed Ku Bogaadinaa Inee Ciyaalka U Mujiyaa  Ixtiraam wanaag iyo Waji furanan maxaa yeelay Dada...
06/05/2023

Runtii Waxaan Umada somaliyeed Ku Bogaadinaa Inee Ciyaalka U Mujiyaa Ixtiraam wanaag iyo Waji furanan maxaa yeelay Dadaal walba weesameeyeen balse ugu danbeen cawa Wee Niyad Jabsan yihiin Blse Meel walba aan ugu Muujino Ixtiraam Hadee ahaan laheed Baraha Bulshada iyo in Dalka lagu Soo dhaweeyo Si Aysan niyad jab weyn u dareemin waa caruur yar yar Shalay kor ayee noo qadeen oo ayagaa meshaN nakeenay calanka iyo dalkaba ay koob usoo hoyeen manta dadaalkoda intaan ayuu ku ekaay Ee fadlan Shalay Saad Usoo Dhaweseen Manta Haka Gaabinin Mahadsnidii.

Sawirada waxa qaaday Naani Production

Indirizzo

Naples

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Somalia under 17 players pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Scelte rapide

Condividi