Goolasha Sports

Goolasha Sports The official Goolasha Sport page,featuring our latest videos,debate & statistics and other.

28/08/2026

Rijal Hassan Ahmed oo ka qayb galay tartanka Gobolada Uk isagoo matalaya Xulka kubadda cagta magaalada Sheffield .

Waxaa todobaadkan xaafada Wembley lagu qaban doonaa tartanka UK 🇬🇧 SOOMALI WEEK. FOOTBALL TOURNAMENT.Waxaa so qaban qaab...
25/08/2026

Waxaa todobaadkan xaafada Wembley lagu qaban doonaa tartanka UK 🇬🇧 SOOMALI WEEK. FOOTBALL TOURNAMENT.

Waxaa so qaban qaabiyay oo qabanaya URUR KA SIYAD .

Xiriirka Kubadda Cagta Kenya ayaa bogaadiyey Garsooraha heerka caalami ee Kaafi Shiine, kaddib markii uu si heer sare ah...
17/08/2026

Xiriirka Kubadda Cagta Kenya ayaa bogaadiyey Garsooraha heerka caalami ee Kaafi Shiine, kaddib markii uu si heer sare ah u dhex-dhexaadiyey finalkii Green Legacy Cup ee u dhexeeyey Gor Mahia FC iyo Migori Youth FC, kaas oo ka dhacay Nyayo National Stadium, Nairobi.

Garsooraha heerka caalami Kaafi Shiine ayaa dhex-Dhexaadin doona finalka Green Legacy Cup, oo ay Isaga hor imaan doonaan...
15/08/2026

Garsooraha heerka caalami Kaafi Shiine ayaa dhex-Dhexaadin doona finalka Green Legacy Cup, oo ay Isaga hor imaan doonaan Gor Mahia FC iyo Migori Youth FC. Ciyaarta ayaa ka dhici doonta Nyayo Stadium, Nairobi, Kenya, maalinta berri oo ah Axad, Ciyaartu waxay bilaaban doontaa 3:30 galabnimo.

Guul ayaan u rajeynaa Garsoore Kaafi Shiine

Kooxda Laatiin ee  magaalada Londan  oo kulan soo dhawayn ah u sameysay  Wariye Shaafinho.
14/08/2026

Kooxda Laatiin ee magaalada Londan oo kulan soo dhawayn ah u sameysay Wariye Shaafinho.

War Rasmi Ah : Xiriirka Kubadda cagta dalka Austria 🇦🇹 ayaa Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cartan u soo bandbigay inuu ga...
13/08/2026

War Rasmi Ah : Xiriirka Kubadda cagta dalka Austria 🇦🇹 ayaa Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cartan u soo bandbigay inuu garsoore ka noqdo horyaalkooda, oo uu halkaan ka shaqeeyo.

Best Referee in the World 🌍 Bandhig heer sare ah ayuu soo bandhigayOmar Abdulkadir Artan
12/08/2026

Best Referee in the World 🌍
Bandhig heer sare ah ayuu soo bandhigay
Omar Abdulkadir Artan

Waa 19 jirka Real Madrid ay lasoo wareegtay !Dad badan ayaa dood ka keenay, Adna aragtidaada nala wadaag 👀
12/08/2026

Waa 19 jirka Real Madrid ay lasoo wareegtay !

Dad badan ayaa dood ka keenay, Adna aragtidaada nala wadaag 👀

Salah oo si bilaash ah ugu biiray kooxda Reer Turkey ee Trabzonspor .Labo sano hashiis ah ayaa gacanta loo galiyay!Asago...
04/08/2026

Salah oo si bilaash ah ugu biiray kooxda Reer Turkey ee Trabzonspor .

Labo sano hashiis ah ayaa gacanta loo galiyay!

Asagoo carabta aadi karo maxuu ku doortay ayaad isleedahay?

Dadka kubadda Master-ka kahaysto kaliya Gabriel Batistuta iyo  Ronaldo Nazário.Isku day inaad garato xidiga sadexaad e?
02/08/2026

Dadka kubadda Master-ka kahaysto kaliya

Gabriel Batistuta iyo Ronaldo Nazário.

Isku day inaad garato xidiga sadexaad e?

Address

Dublin
D01XE10

Telephone

+447377390882

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goolasha Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Goolasha Sports:

Shortcuts

Share

Category