Munishibiyo gos gos

Munishibiyo gos gos Hadii aad Ka mid tahay Bahda Sports-ka Fadlan Nagula Soo Biir Pagekan Mahadsanid. ๐Ÿ™๐Ÿ™

06/09/2026

Maxa ka fahan tay Refere la ku hesta hal io lapo

๐Ÿšจ MOGADISHU CITY CLUB OO MAANTA CIYAAREYSAMogadishu City Club ayaa maanta ciyaareysa kulankeeda ugu horreeya ee CAF Conf...
06/09/2026

๐Ÿšจ MOGADISHU CITY CLUB OO MAANTA CIYAAREYSA

Mogadishu City Club ayaa maanta ciyaareysa kulankeeda ugu horreeya ee CAF Confederation Cup 2026/27.

MCC ๐Ÿ†š KITAARA FC
๐ŸŸ๏ธ Hoima City Stadium
โฐ 4:00 PM
๐Ÿ“… Axad

Guul ayaan u rajaynaynaa Mogadishu City Club.

FT Heegan 0-1Al-Merriekh
05/09/2026

FT Heegan 0-1Al-Merriekh

๐Ÿšจ HEEGAN SC OO MAANTA CIYAARAYANaadiga Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan SC ayaa maanta ciyaaraya kulankiisa ugu ...
05/09/2026

๐Ÿšจ HEEGAN SC OO MAANTA CIYAARAYA

Naadiga Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan SC ayaa maanta ciyaaraya kulankiisa ugu horreeya ee tartanka CAF Champions League 2026/27.

Heegan SC ayaa la ciyaaraya El Merriekh FC Bentiu ee Koonfurta Suudaan, kulan ka tirsan wareegga koowaad ee isreeb-reebka tartanka.

Guul ayaan u rajaynaynaa Heegan SC

๐Ÿšจ FULL TIME | GROUP B๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ธ South Sudan 0โ€“0 Burundi ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฎNatiijadan kadib, Xulka Qaranka Soomaaliya ee U15 ayaa si rasmi ah uga...
04/09/2026

๐Ÿšจ FULL TIME | GROUP B
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ธ South Sudan 0โ€“0 Burundi ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฎ

Natiijadan kadib, Xulka Qaranka Soomaaliya ee U15 ayaa si rasmi ah uga haray tartanka, maadaama Soomaaliya ay rajadeedu ku xirnayd in Burundi ay ka adkaato South Sudan.

Inkastoo rajadii kasoo bixitaanka Group-ka ay halkaas ku dhammaatay, wiilasheenna U15 waxay muujiyeen dadaal iyo matalaad mudan in la taageero. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™

GROUP B STANDINGS | U15Kadib kulamadii ilaa hadda la ciyaaray, xaaladda Group B ayaa sidan ah:๐Ÿฅ‡ Uganda ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ โ€” 7 Points | 3...
04/09/2026

GROUP B STANDINGS | U15
Kadib kulamadii ilaa hadda la ciyaaray, xaaladda Group B ayaa sidan ah:

๐Ÿฅ‡ Uganda ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ โ€” 7 Points | 3 Games
๐Ÿฅˆ Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด โ€” 4 Points | 3 Games
๐Ÿฅ‰ South Sudan ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ธ โ€” 3 Points | 2 Games
4๏ธโƒฃ Burundi ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฎ โ€” 0 Points | 2 Games

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Rajada Soomaaliya ee ah inay kasoo gudubto heerka Group-ka waxay hadda ku xiran tahay natiijada kulanka socda ee Burundi ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฎ vs South Sudan ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ธ.
Haddii Burundi ay ka badiso South Sudan, Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa inay kasoo gudubto heerka Group yada una gudubto wareegga xiga . ๐Ÿคž๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

RAJADA GABDHAHA SOOMAALIYA WELI WAY NOOSHAHAYHal guul oo ay gaaraan ayaa wax badan beddeli karta. Gabdhaha Soomaaliya wa...
04/09/2026

RAJADA GABDHAHA SOOMAALIYA WELI WAY NOOSHAHAY

Hal guul oo ay gaaraan ayaa wax badan beddeli karta. Gabdhaha Soomaaliya waxay haystaan 3 dhibcood, waxaana u harsan Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช.

Haddii ay Kenya ka adkaadaan, Soomaaliya waxay gaari doontaa 6 dhibcood waxaana markaas la sugi doonaa natiijada kulanka Tanzania ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฟ iyo Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช si loo ogaado cidda kaalmaha h**e qaadanaysa.

Gabdhaheena wali k**a harin tartanka. Kulanka Kenya waa dagaalka ugu dambeeya!

Rajadu way jirtaa, gabdhaheena guul ayaan u rajaynaynaa.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด RAJO WELI WAY JIRTAAGuuldarradii 3โ€“1 ee South Sudan ma aysan soo afjarin rajada Soomaaliya. Wiilasha Soomaaliyeed wax...
04/09/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด RAJO WELI WAY JIRTAA

Guuldarradii 3โ€“1 ee South Sudan ma aysan soo afjarin rajada Soomaaliya. Wiilasha Soomaaliyeed waxaa u harsan hal kulan oo keliya โ€” Uganda ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ.

Haddii Soomaaliya Uganda ka adkaato, waxay gaareysaa 6 dhibcood, kadibna waxaa la sugayaa natiijada South Sudan ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ธ iyo Burundi ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฎ.

Wax walba weli waa suurtagal Soomaaliya waxay u baahan tahay hal guul oo keliya si ay rajadeeda u sii nooleyso.

90 daqiiqo ayaa harayโ€ฆ rajaduna weli way nooshahay

FT somalia (1) vs south sudan (3)
04/09/2026

FT somalia (1) vs south sudan (3)

๐Ÿšจ U17 | 3 BAASAY, 2 AYAA DHACAY ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโšฝNatiijada MRI-ga ee shanta ciyaaryahan ee xalay la baaray ayaa maanta soo baxday.๐ŸŸข Ro...
04/09/2026

๐Ÿšจ U17 | 3 BAASAY, 2 AYAA DHACAY ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโšฝ

Natiijada MRI-ga ee shanta ciyaaryahan ee xalay la baaray ayaa maanta soo baxday.

๐ŸŸข Rorow โ€” Baasay
๐Ÿ”ด Amiin โ€” Dhacay
๐ŸŸข Jareere โ€” Baasay
๐Ÿ”ด Giriidhi โ€” Dhacay
๐ŸŸข Bakar โ€” Baasay

Saddexda Rorow, Jareere iyo Bakar ayaa baasay baaritaanka MRI-ga, halka Amiin iyo Giriidhi ay ku dhaceen.

Address

Peterborough
PE15EZ

Telephone

+252615655792

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Munishibiyo gos gos posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category