Mohamed-Qoslaaye1

Mohamed-Qoslaaye1 Sportsku Waa Is Dhex Galka Bulshada Ku So Dhowaada Pagekan An Ugu Hadalno Sportska.?

Chelsea iyo Liverpool oo bareejo lagu celshay waa natiijo wanaagsan ilmihi yar yarkii baa sanadkan kacsan oo la dhaafi l...
12/09/2026

Chelsea iyo Liverpool oo bareejo lagu celshay waa natiijo wanaagsan ilmihi yar yarkii baa sanadkan kacsan oo la dhaafi la' yahay.

Bruno Fernandes ayaa loo doortay Xidiga ugu Fiican Garoonka Umaleyn maayo qof United Taageero inu Love la dhaafi doono G...
10/09/2026

Bruno Fernandes ayaa loo doortay Xidiga ugu Fiican Garoonka Umaleyn maayo qof United Taageero inu Love la dhaafi doono Geesigan.🔥❤️

FT: Manchester United 4-0 Sabah. 🔥❤️Guul weyn ayaan ku furanay Koobka Champions League waxba nalagama qaban karo waan so...
10/09/2026

FT: Manchester United 4-0 Sabah. 🔥❤️

Guul weyn ayaan ku furanay Koobka Champions League waxba nalagama qaban karo waan soo labane isku tashta.😂❤️

Yaad u dooran laheyd xidiga ugu fiican Garoonka Nala Wadaag?..

HT: Manchester United 3-0 Sabah.Caawa madaxa wuu dagan yahay ilmahan 6 ka yar yaa la geyn god bey noogu juraan Tielemans...
10/09/2026

HT: Manchester United 3-0 Sabah.

Caawa madaxa wuu dagan yahay ilmahan 6 ka yar yaa la geyn god bey noogu juraan Tielemans caawin qurux badan sameyey Dorgue waaba weerar caadiya afka h**e iska tagan yahay caawin neh wuu sameyey Rashford ii keen half-ka danbe.

Yaa dhalin doono caawa goolkeena ugu Horeeyo ee Champions league Nala Wadaag?..
10/09/2026

Yaa dhalin doono caawa goolkeena ugu Horeeyo ee Champions league Nala Wadaag?..

RASMI: Shaxda Manchester United ay ku wajaheyso kooxda Vs Sabah.🔥❤️Caawa Sesko ayaa ku soo bilowday Rashy waa keydka sid...
10/09/2026

RASMI: Shaxda Manchester United ay ku wajaheyso kooxda Vs Sabah.🔥❤️

Caawa Sesko ayaa ku soo bilowday Rashy waa keydka sido Dorgue iyo Mazraoui ku soo bilowdeyn.

FT: Manchester United 2-2 Everton. Carrick badaladiisa xun ayaa inta na dhigtay adigo ciyaarta dilin sidee ciyaartoydada...
06/09/2026

FT: Manchester United 2-2 Everton.

Carrick badaladiisa xun ayaa inta na dhigtay adigo ciyaarta dilin sidee ciyaartoydada ugu fiican u saareysa inta Dorgue naga dawa wado meel ma tageyno teda kle gool hayahan waa faatale hal save oo weyn mawa sameyn karo Away-ga mawa ku badin karaan s**t Teda kle ciyaarta Wey dhamatay Referee-ga caadi noogu fasaxay. 😡

HT: Manchester United 0-0 Everton. United kubad qurux badan ayey ciyaareysa keliyah dhameystir ayaa ka dhiman Rashy iyo ...
06/09/2026

HT: Manchester United 0-0 Everton.

United kubad qurux badan ayey ciyaareysa keliyah dhameystir ayaa ka dhiman Rashy iyo Shaw aad bey isku fahansan yihiin Carrick hadu xariif yahay Sesko haku soo tuuro No:9 la aan baa jirto.

Marcus Rashford Maanta Gool ayuu dhalin doona balse ma garanayo inta gool uu dhalin doono I aamina.
06/09/2026

Marcus Rashford Maanta Gool ayuu dhalin doona balse ma garanayo inta gool uu dhalin doono I aamina.

RASMI: Shaxda Manchester United ay ku wajaheyso kooxda Vs Everton. 🔥❤️Tani waa isla shaxdii aan kulankii h**e ku ciqaabn...
06/09/2026

RASMI: Shaxda Manchester United ay ku wajaheyso kooxda Vs Everton. 🔥❤️

Tani waa isla shaxdii aan kulankii h**e ku ciqaabnay Lpswich Carrick waxba k**a badalin sidee u aragtaa?..

Address

Peterborough

Telephone

+252615655792

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed-Qoslaaye1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed-Qoslaaye1:

Shortcuts

Share