Mire hoodale

Mire hoodale Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mire hoodale, Sport & recreation, 191 queen's cressent, London.

23/01/2025
Qosol lee
19/01/2025

Qosol lee

17/01/2025

Nin aan waligiis salad tukan ayaa
LA dhahay ilahey ka cabso oosalad
tuko OK ayu dhahay isla markiiba
waa weysoqatay sijayad ayu soo
qatay waa tukaday markas waxa
LA dhahay masajidka Ku tuko
asaga kheyr badan gurigee OK
ayu dhahay masjidka ayu tagay
waxona tagay masjidka oo joogan
niman Tabliiqyal ah Tabliiqna
Waad iska taqaniin meshe
Raban ayay iska tagen marka Tabliiqyada qar
iska jiifen qaarna dhar aye
dhaqyen qaarna cunto karanyen
markas ninki asigo xanaqsan
ayuu soo labtay markasa la
dhahay maxa uso laabtay adigo soo
Tukan kulahaa azxaapey ciyaarta
naga dhaafa masajidka niman
iskabulo LA waregtay oo lsga
kireeyay๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Sheeko yaroo qosol badan
16/01/2025

Sheeko yaroo qosol badan

16/01/2025

Nin marqaansan iyo mayd
maaxa kala haystaa nin
marqaansan oo wada baabuur
ambulance wada ayaa ka yimid
goob uu dagal kasocdo
kadibna kasoo qaaday18qof
mayd ah asago wadad Ku jira
oo wada ambulance
ayeey BBC soo gashay
waxayna sheegtay in
dhimashada la xaqijiyay tahay
13 qofood zxpka asago
xanaqsan intuu soo dagay
ayuu aIbabka darb Ku furay
kulahaa intaad cayaarta iga
daysaan 5nool haso dagataan
akhiro meel loo tahribo ma
Aheee๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Sheeko Qosol Badan๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚Nin reer baadiya ah ayaa England loosoo qaaday asagoo layaaban daaraha dhaadheer, ayuu malin magalad...
15/01/2025

Sheeko Qosol Badan๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Nin reer baadiya ah ayaa England loosoo qaaday asagoo layaaban daaraha dhaadheer, ayuu malin magalada London dhexqaaday markaasuu qofki kahor imaadaba wuxuu weeydiiyaa..

"dabaqaan yaa iska leh..."

qofkasto wuu mashquulsanyahay oo shaqo ayuu usocdaa marka waxaa loogu jawaabay I donโ€™t know oo uu ula jeedo ma aqaan.

hadana horay ayuu usocdaa dabaq kale ayuu arkaa sidiiyoo kale ayuu dadka u weydiiyaa ayaguna I donโ€™t know ayeey ugu jawaabaan.

ninkii reer miiyiga ahaa intuu yaabay ayuu yidhi oo ninka I donโ€™t know la yiraahdaa gurya badanaa.
maalinti dambe Meyd lawadoayuu arkay mid buu waydiiyay markaasuu ku yidhi
I donโ€™t know

intuu farxay ninki reer miyiga ahaa ayuu yidhi i dont know maantuu dhintay waa inaan dhaqaalihiisa wax kabililiqeystaa๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Nin reer Mudug ah oo labadiisa waalid ay dhinteen ayaa laga hayaa ilaahow Hooyadey unaxariiso waa dumareeMarkaas ayaa la...
15/01/2025

Nin reer Mudug ah oo labadiisa waalid ay dhinteen ayaa laga hayaa ilaahow Hooyadey unaxariiso waa dumaree

Markaas ayaa lagu yiri oo maxaad Aabahaana ugu ducayen weyday๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Markaas buu yiri Aabahey nin adag baan ku ogaa haddaanu gadaashey Jilcin ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Waa page-ka runta ah ee mire hoodale Follow and share kubooba
04/01/2025

Waa page-ka runta ah ee mire hoodale
Follow and share kubooba

This version of Facebook uses less data and works in all network conditions.

23/12/2024

Sheeko iska caadi ah

22/12/2024

Sheeko qosol leh

Address

191 Queen's Cressent
London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mire hoodale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share