Chelsea iyo Taageeraheeda

Chelsea iyo Taageeraheeda ku soo dhawaw page ka gacmo furan

welcome to the page latest news about chelsea

Chelsea 3 - 0 Middlesbrough Chelsea ayaa Hogaanka sii dheeresatay waxeyna leedahay 84 Dhibcood
09/05/2017

Chelsea 3 - 0 Middlesbrough

Chelsea ayaa Hogaanka sii dheeresatay waxeyna leedahay 84 Dhibcood

Chelsea 1- 0 Man United  Kante ayaa shabaqa soo taabtay Semifinalka Chelsea waxeey laciyaari doonta kooxda Tottenham
14/03/2017

Chelsea 1- 0 Man United

Kante ayaa shabaqa soo taabtay

Semifinalka Chelsea waxeey laciyaari doonta kooxda Tottenham

West ham 1- 2 Chelsea Hogaanka waxaan kuwadnaa 66 dhibic 27 kulan aynu ciyarnay.
07/03/2017

West ham 1- 2 Chelsea

Hogaanka waxaan kuwadnaa 66 dhibic 27 kulan aynu ciyarnay.

FT Chelsea 4-0 BrentfordCHELSEA ayaa ugudbtay wareega kale ee  FA Cup💙💪
28/01/2017

FT Chelsea 4-0 Brentford

CHELSEA ayaa ugudbtay wareega kale ee FA Cup💙💪

Chelsea 2- 0 Hull City
22/01/2017

Chelsea 2- 0 Hull City

CHELSEA VS HULL CITY ciyaar adag ayaa jirto maanta Kooxi yaraay aa sanadkaan imtixaan noqdeen
22/01/2017

CHELSEA VS HULL CITY ciyaar adag ayaa jirto maanta

Kooxi yaraay aa sanadkaan imtixaan noqdeen

Diego Costa ayaa dib tababarka ugu soo laabtay kadib marki uu seegay kulankii ay kooxda chelsea layeelatay Leicester Cit...
18/01/2017

Diego Costa ayaa dib tababarka ugu soo laabtay kadib marki uu seegay kulankii ay kooxda chelsea layeelatay Leicester City
Saxaafada ayaa labadaan maalin soo tabineesay in Ciyaariyahanka kooxda katagi rabo maadama ay asiga iyo macalinka isku dhacsanyihiin

Patrick Bamford ayaa katagay kooxda Chelsea wuxuuna usaxiixay Kooxda Middlesbrough heshiis xur ah ayuu ugu wareegay Ciya...
18/01/2017

Patrick Bamford ayaa katagay kooxda Chelsea wuxuuna usaxiixay Kooxda Middlesbrough heshiis xur ah ayuu ugu wareegay
Ciyaariyahankaan ayaa kusoo biiray kooxda 2012 kadib markii ui boos joogtaa kawaaye kooxda ayaa dhowr jeer amaah loo diray .

31/07/2016

Real Madrid 3 - 2 Chelsea

wiilasha waa dadaalen xalay Eden Hazard ayaa 2 goal kakeenay

CHELSEA 1 -  0 LIVERPOOL  G.Cahil  ayaa shabaqa kasoo taabtay ciyaar sxbtinimo xalay kadhacday marekanka .
28/07/2016

CHELSEA 1 - 0 LIVERPOOL

G.Cahil ayaa shabaqa kasoo taabtay ciyaar sxbtinimo xalay kadhacday marekanka .

Bournemouth 1-4 Chelsea Eden Hazard ayaa shabaqa soo taabtay 2  mar. Halka Cesc Fabregas 3 gool uu kacaawiye kooxda .
23/04/2016

Bournemouth 1-4 Chelsea

Eden Hazard ayaa shabaqa soo taabtay 2 mar.
Halka Cesc Fabregas 3 gool uu kacaawiye kooxda .

09/02/2016

Zouma ayaa maqnaan doona inta kadhiman xili ciyaareedkaan .
Wuxuu seege doona Euro 2016 .

Address

Fulham Rd
London
SW6 1HS

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chelsea iyo Taageeraheeda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category