Al-waasac Fitness GYM

Al-waasac Fitness GYM waxaan kaa sacidenaa sidaad jirkaga iyo muqaalkaga aad u qurxi laheed rag iyo dumarba

Jimco wanagsan
08/04/2022

Jimco wanagsan

Soo  qabo qof aad isleedahay push up  100  ka  badan ayuu 1minit ku dhihi karaa
10/11/2019

Soo qabo qof aad isleedahay push up 100 ka badan ayuu 1minit ku dhihi karaa

meel walbo aad joogtan subax wanagsan macamishena
03/11/2019

meel walbo aad joogtan subax wanagsan macamishena

Al-wasac gym oo loga bartay tartamo xiise leh waxey markaana qabaneysaa tartanka push up Kaas oo markii ugu horeysay lag...
02/11/2019

Al-wasac gym oo loga bartay tartamo xiise leh waxey markaana qabaneysaa tartanka push up
Kaas oo markii ugu horeysay lagu qabanayo casimada si aad uga qeyb gashid kalay oo xupin ka noqo al-wasac gym .
F.g tartanka waxa uu bilabana 20/11/2019
Waxana lagu bixin doona hadiyado kaalimaha ugu horeyo waxii fafahin wac 651716

07/06/2019

Dhamaan macaamiisheena waxaan idinku war galineeyna

inuu gymka no furmi doono bari o sabti ah Insha alh madaama uu nosoo dhamaday fasaxi ciida mahadsanidiin🙏

06/03/2019

xiriirka gacan ka lagdanka somaliyeed ee SPAF oo soo xiray tartankii gacan ka lagdanka ee ka socday AL-WASAC GYM
waxana xaflada soo xiray Gudomiyaha xiriirka SPAF Mudane Abdulahi xosh iyo Xoghayaha xiriirka SPAF mudane Mahamed Hasan Doob ayagoo ka mahad celiyay habka wanagsan ee GYM AL-WASAC usoo agasimay tartankan.

29/01/2019

waregii sedexaad ee tartanka lagdanka gacanta oo ka socday GYM alwasac oo ay ku tartamayaan 4 dhalin yara AH oo iska soo xadiriyay semefinaha tartankaan daawasho wacan

FG: tartamayasha mid ka mid ah ayaa soo xadiri wayay tartanka sas owgeed tartamihii ku beegnaa waxa uu si toos ah utiigsaday FINALAHA tartanka.

Address

London

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Saturday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm

Telephone

+252613832084

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-waasac Fitness GYM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share