Chelsea FC Somalian Fans

Chelsea FC Somalian Fans Asc, waa page-ka aan ugu talo galnay taageerayaasha Soomaalida ah ee Chelsea, waxaadka heli kartaa wa

Asc, waa page-ka aan ugu talo galnay taageerayaasha Soomaalida ah ee Chelsea, waxaadka heli kartaa warbixino iyo warar lu saabsan Chelsea Blues

Chelsea Oo Qarka U Saaran Inay Ku Dhawaaqdo Saxiixa Dhaliyaha Ree Spain Ee Kooxda Swansea City Fernando Llorente.Wargeys...
30/08/2017

Chelsea Oo Qarka U Saaran Inay Ku Dhawaaqdo Saxiixa Dhaliyaha Ree Spain Ee Kooxda Swansea City Fernando Llorente.

Wargeyska “AS” ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in saraakiisha Chelsea ay u diyaarinayaan saxiixa Fernando Llorente oo ay haatan da’adiisa gaadhsiisan tahay 32 jir aduun dhan 15 million euros si ay kaga soo qaadato dhigeeda Swansea City.

Heshiiska ay ku wada jiraan kooxaha Chelsea iyo Swansea City.ayaa haatan ku dhaw heer gaba gabo ah, kaliya waxaa ka hadhsan inta ay kooxda Swansea ka dhameystireyso saxiixa badalka Fernando Llorente ee Wilfried Bony.

Hadii ay saraakiisha kooxda Chelsea ku guuleystaan saxiixa Fernando Llorente, waxay ka dhigi doontaa in Stamford Bridge uu kula midoobo qaar ka mid ah xidigaha ree Spain ee ku sugan safka kooxda Blues sida Álvaro Morata, Marcos Alonso, César Azpilicueta, Cesc Fàbregas iyo Pedro Rodríguez.

Alvora Morata oo durbadiiba Score Cusub u dhigay EPL-ka.👉Alvaro Morata ayaa noqday ciyaartoygii abid ugu h**eeyay taarii...
29/08/2017

Alvora Morata oo durbadiiba Score Cusub u dhigay EPL-ka.

👉Alvaro Morata ayaa noqday ciyaartoygii abid ugu h**eeyay taariikhda Premier Leaque ee labada kulan ee garoonka kooxdiisa horyaalka Premier Leaque ugu h**eeyay goolal ka dhaliyay isla markaana gool caawin ka sameeyay labada kulanba.

👉Labada gool dhalineed iyo labada gool caawineed ee uu Alvaro Morata taariikhda ku dhigay ayuu dhamaantood madaxa ku sameeyay, waxa uu labada gool ee stamford Bridge uu ku dhaliyay madaxa halka uu labada gool caawineed ee uu isla garoonka kooxdiisa ku sameeyay uu madaxa u adeegsaday.

Xidiga khadka dhexe ee Chelsea Bakoyoko ayaa sheegay in aanuu wax walaac ah ka qabin in chelsea ay lasoo saxiixato daafa...
29/08/2017

Xidiga khadka dhexe ee Chelsea Bakoyoko ayaa sheegay in aanuu wax walaac ah ka qabin in chelsea ay lasoo saxiixato daafaca dhexe Liecter Danny Drink water.

Ilo-Wareedyo lagu kalsoonyahay, ayaa maalmahan danbe sheegayay in Chelsea ay u dhowdahay in ay heshiis rasmi ah kala gaadho Foxes khadkooda dhexe ee Danny Drink Water.

DEG DEG, Kooxaha Chelsea iyo Arsenal oo heshiis ka gaadhay, xidiga xulka qaranka England iyo Arsenal ee Alex Oxlide Cham...
29/08/2017

DEG DEG, Kooxaha Chelsea iyo Arsenal oo heshiis ka gaadhay, xidiga xulka qaranka England iyo Arsenal ee Alex Oxlide Chambrlien.

Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in Xidigan uu tijaabada caafimaadka u marayo Kooxda Chelsea.

 Halbowlayaasha, Rukumada iyo Dhidibada ay kooxdu ku taagan tahay.😂😂😂
27/08/2017



Halbowlayaasha, Rukumada iyo Dhidibada ay kooxdu ku taagan tahay.
😂😂😂

William---- Man of the Match
27/08/2017

William---- Man of the Match

Jadawalka Iyo Taariikhda Ay Chelsea Kulamada Champions Leauqe Ciyaari Doonto:👉Talaada 12 September: Qarabag (marti)👉Arba...
24/08/2017

Jadawalka Iyo Taariikhda Ay Chelsea Kulamada Champions Leauqe Ciyaari Doonto:

👉Talaada 12 September: Qarabag (marti)
👉Arbaca 27 September: Atletico Madrid (minan)
👉Arbaca, 18 October: Roma (marti)
👉Talaadada, 31 October-1 November: Roma (minan)
👉Arbaca, 22 November: Qarabag (Minan)
👉Talaadada 5 December: Atletico Madrid(marti)
💪💪💪

24/08/2017

Isku aadka Group yada ee UCL+ Saadaalinta Chelsea.

Chelsea ayaa loo gacan galiyay Group aan lagu tilmaami karin mid sahalan sidoo kalena aan lagu tilmaami kari group aad u adag oo dhimasho ah. Laakiin waxaa hubaal ah in labada boos ee wareega 16 ka kooxood loogu soo baxayaa ay ka dhexayn doonaan Atletico Madrid, Chelsea iyo AS Roma. Waana group dhibtiisa iyo dheeftiisa yeelan kara.

GROUP C

Chelsea (England)
Atletico Madrid (Spain)
Roma (Italy)
Qarabag (Azerbaijan)

Blues fans daafacan da'da yar ee Andreas Christensen  ma laga yaaba inuu inoo noqdo libaaxa mustaqbalka dhaw inoo gala b...
23/08/2017

Blues fans daafacan da'da yar ee Andreas Christensen ma laga yaaba inuu inoo noqdo libaaxa mustaqbalka dhaw inoo gala booskii halyeeygii kooxda John Terry ?

💙🌀

Halyeeygii h**e ee Chelsea  Didier Drogba oo booqasho ku yimi xarunta tababarka kooxda Cobham.
23/08/2017

Halyeeygii h**e ee Chelsea Didier Drogba oo booqasho ku yimi xarunta tababarka kooxda Cobham.

Address

Full Ham Street, West London
London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chelsea FC Somalian Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Chelsea FC Somalian Fans:

Share

Category