Yamays Fc

Yamays Fc Yamays football club Waa koox ka mid ah kooxaha heerka 1.aad ee gobolka mudug

30/08/2026

We Wish You Good Luck And Many More Incredible Chapters In Your Journey.” ⚽🇸🇴❤️
Our Star Abdiqafar Giridho 🇸🇴
Yamays Fc ⚪️🔵

🚨🔥 Xamze Cayunle 19  To Yamays Fc ⚪️🔵 🔥🚨Kooxdu waxay si farxad leh u shaacinaysaa in [Xamze Cayuunle] uu ku soo biiray s...
28/08/2026

🚨🔥 Xamze Cayunle 19 To Yamays Fc ⚪️🔵 🔥🚨

Kooxdu waxay si farxad leh u shaacinaysaa in [Xamze Cayuunle] uu ku soo biiray safka kooxda. ⚽️🤝

Waxaan ku kalsoonahay inuu kooxda kusoo kordhin doono karti, dadaal iyo khibrad, isla markaana uu qayb weyn ka qaadan doono guulaha aan hiigsanayno. 💪🏆

Xamze Aya Qayb Ka Ah Ololaha Kooxda 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣➖️2️⃣0️⃣2️⃣7️⃣✅️

Ku soo dhawoow YamaysFc !⚪️🔵
Waxaan kuu rajaynaynaa nasiib wacan iyo guulo badan. 👏⚽️

Big signing” Yamays Fc ⚪️🔵
27/08/2026

Big signing” Yamays Fc ⚪️🔵

Thank U Ayaanle Ozmaan Dhiito 🙏🖐Kooxda Yamays Fc  Waxay Kaga Mahad Celinaysa Sidi Daacada Ahayd Ee Aad No Matashay  “We ...
26/08/2026

Thank U Ayaanle Ozmaan Dhiito 🙏🖐
Kooxda Yamays Fc Waxay Kaga Mahad Celinaysa Sidi Daacada Ahayd Ee Aad No Matashay
“We wish you good luck" ⚪️🔵

24/08/2026

Mudug Acadmey Galkio
Mclin Mohamed Yusuf
We Are proud of you.” ❤️
Yamays Fc ⚪️🔵

Hanbalyo Kooxda Racwi Sports Clup Oo Ku Gulaysatay Koobka AUN Habas CupHanbalyo 🏆🙏
17/08/2026

Hanbalyo Kooxda Racwi Sports Clup Oo Ku Gulaysatay Koobka AUN Habas Cup
Hanbalyo 🏆🙏

Maan Yare 1️⃣5️⃣   Yamays Fc ⚪️🔵
13/08/2026

Maan Yare 1️⃣5️⃣
Yamays Fc ⚪️🔵

12/08/2026

Mohammed Yarre Yamays Fc ⚪️🔵

Maamulka Sare Ee Kooxda Yamays Fc  Waxa Ay U Mahad Celinyan Ciyaartoyda Kala Abdiqafar Giridho Hanad Cali Mohammed Yarre...
11/08/2026

Maamulka Sare Ee Kooxda Yamays Fc Waxa Ay U Mahad Celinyan Ciyaartoyda Kala
Abdiqafar Giridho
Hanad Cali
Mohammed Yarre
Huud Abdalle Saed Toni
Oo Qalinka Ku Duugay Hishiisyo Muddo Dheer Ah ⚪️🔵

10/08/2026

Yamays Fc 2️⃣➖️1️⃣ Dawlada Hoose
GAUT Abdiqafar Giridho
📸Shucayb Mayo. Wariyaha Wadanka⚪️🔵

Address

London
SW166NN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yamays Fc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yamays Fc:

Shortcuts

Share

Category