Jiil Sports

Jiil Sports Falanqeynta ciyaaraha iyo warbixino xiiso leh ayan halkaan idin kula wadaagi doonaa. Rukumo barteena.

Kulamada maanta oo sabti ah ee Premier LeagueManchester city  maka gudbi kartaa caqabadaha guul darada mise waxay ku sii...
21/12/2024

Kulamada maanta oo sabti ah ee Premier League

Manchester city maka gudbi kartaa caqabadaha guul darada mise waxay ku sii socon doontaa wada guul la'aanta

SAADAALI; Aragtidaada noogu reeb hoos.



18/12/2024

Xog ku saabsan abaal marinta Fifa the best player.

15/12/2024

Si guud kulanka adag ee derby Manchester. Yaa guuleysan doono caawa?

Kulamada maanta oo Axad ah ee Premier LeagueChelsea ma ka faa'iideysan doontaa dhibcihii ay xalay qasaariyeen Liverpool ...
15/12/2024

Kulamada maanta oo Axad ah ee Premier League

Chelsea ma ka faa'iideysan doontaa dhibcihii ay xalay qasaariyeen Liverpool iyo Arsenal.

pep Guardiola maka aarsan doona Macalinka cusub ee United

SADAALI; Aragtidaada noogu reeb qaybta faalada.



Kulamada maanta ee Premier League.Liverpool ma sii dheereysan doontaa hoggaanka? SADAALI; Aragtidaada noogu reeb qaybta ...
14/12/2024

Kulamada maanta ee Premier League.

Liverpool ma sii dheereysan doontaa hoggaanka?

SADAALI; Aragtidaada noogu reeb qaybta faalada.


12/12/2024

Soo kala saara labadan qof kee goat ah?

KULANKA CAAWATottenham 🆚 Chelsea🏟 Tottenham Hotspur Stadium🏆 Premier League⏰ 07:30 PM HabeenimoSaadaali, yaad is leedaha...
08/12/2024

KULANKA CAAWA

Tottenham 🆚 Chelsea
🏟 Tottenham Hotspur Stadium
🏆 Premier League
⏰ 07:30 PM Habeenimo

Saadaali, yaad is leedahay waa ay badin kulankaan? hoos noogu reeb aragtidaada.






Waa Kulamada la cayaarayo manta, Sabti 07, Bisha December, 2024 ee Horyaalka Ingiriiska.Ka dhiib argtidaada oo hoos noog...
07/12/2024

Waa Kulamada la cayaarayo manta, Sabti 07, Bisha December, 2024 ee Horyaalka Ingiriiska.

Ka dhiib argtidaada oo hoos noogu reeb.





Waxaa la bajiyay kulankii galabta Liverpool iyo Everton ee Horyaalka Cimilada Gobolka Merseyside oo xun awgeed.
07/12/2024

Waxaa la bajiyay kulankii galabta Liverpool iyo Everton ee Horyaalka

Cimilada Gobolka Merseyside oo xun awgeed.

Guud ahaan kulamada Premier League🏟 ee caawa La dheeli doono. Hos kuqor fekerkaga.
04/12/2024

Guud ahaan kulamada Premier League🏟 ee caawa La dheeli doono.
Hos kuqor fekerkaga.

Kulanka caawa🏟Arsenal vs Manchester United  United wax guul ah k**a soo gaarin Emirates 6dii Sano ee ugu dambeysay 5 guu...
04/12/2024

Kulanka caawa🏟
Arsenal vs Manchester United

United wax guul ah k**a soo gaarin Emirates 6dii Sano ee ugu dambeysay
5 guuldaro ❌
1 barbaro 🤝

Amirom ma noqon doonaa macalinka ugu horeeyay ee 6 kulan kadib seddexda dhibac kasoo qaato Masraxa Emirates👇🏽
Hoos kuqor fekerkaaga.

Macalinka cusub ee kooxda Leicester city ma badin doonaa kulankiisa ugu horeeyey, sidoo kale Aston villa ma ku soo laaba...
03/12/2024

Macalinka cusub ee kooxda Leicester city ma badin doonaa kulankiisa ugu horeeyey, sidoo kale Aston villa ma ku soo laaban doontaa wadadii guulaha?

Address

29 Holman Hunt House Field Road W6 8HY
London
252

Telephone

+252615779455

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jiil Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jiil Sports:

Share

Category