Rabiic super sports CO.

Rabiic super sports CO. I'M YOUTUBER SOOMALIAM

      Kubad sameeyaha Cajiibka eh  ee Kooxda   Ayaa yiri waxaan kulaaban doonaa   Wadankayga     Iyo kooxdaydii    2sano...
19/03/2022

Kubad sameeyaha
Cajiibka eh ee Kooxda
Ayaa yiri waxaan kulaaban doonaa Wadankayga Iyo kooxdaydii
2sano Gudahooda

Hadalkaas oo wal-wal kudhaliyay
Dhamaan Ciyaartoy, Kooxda, Macalinka iyo Taageerayaasha kooxdaas

Adigu ma taageertaa Maxaadse kaleedahay warka xidigaasi !!??

Co.

     Ayaa kamaqnaan doona Kulanka    da ee Dhici Doona   Gagabada 20ka   Ee Haybaynka  Isniinta   #11:00 Saacada Africad...
19/03/2022

Ayaa kamaqnaan doona

Kulanka da ee Dhici Doona Gagabada 20ka Ee Haybaynka Isniinta #11:00 Saacada Africada Bari



Xidigaan ayaa Ka xun ka maqnaanshaha kulanka ELCALASICO da

Co.

  aadka        CHAMPIONS LEAGUE   Yaa isku aaday War maca quul ma ahan Sidaan  🤣😅😅😂😂🤣🤣😅😅     !!?????????  Co.
18/03/2022

aadka CHAMPIONS LEAGUE Yaa isku aaday War maca quul ma ahan

Sidaan 🤣😅
😅
😂😂
🤣🤣
😅😅

!!?????????

Co.

Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda      ee     ayaa Maanta qaatay diinta suuban ee           Sooqor      allaah Kuna s...
18/03/2022

Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda ee ayaa Maanta qaatay diinta suuban ee

Sooqor allaah

Kuna soo muuji Bartaada ciyaaraha

Co.

 -Gabo   ayay Ku dhow yihiin Labadaan ciyaartoy oo kubadda cagta Soo shiday  Mudo 13 Sano iyo bar ah            &       ...
16/03/2022

-Gabo ayay Ku dhow yihiin
Labadaan ciyaartoy oo kubadda cagta Soo shiday Mudo 13 Sano iyo bar ah

&

Ayaa kujira waayahoodii gabo-gabada oo Bandhigyadoodu Sidii h**e Uma cajiib Sana

Hadii aad wax kataqaanid Wac daradii labaan Xidig
Maxaad ka xasuusataa !!??

Co.

   way ku daysay   Diyaaradii way kacday     ayaa Hal Gool Kaga badisay   Kooxda   Waliba ayadoo Ronaldahooda Ay haystaa...
16/03/2022

way ku daysay

Diyaaradii way kacday ayaa Hal Gool Kaga badisay Kooxda

Waliba ayadoo Ronaldahooda Ay haystaan ayaa Laga reebay Koobka Dhaga waynaha ah ee

By by .United Dadkaan Darbiya Dhago adeeg Lee Bal may kooxda soo fasaxaan

Co.

       VS                 Caawa    11:00   Habaynimo saacada bariga Africa Saadaali kulankaas Caawa    Ronaldo caawa wax...
15/03/2022

VS Caawa 11:00 Habaynimo saacada bariga Africa

Saadaali kulankaas Caawa

Ronaldo caawa waxuu wajahayaa Kooxdii uu Goolasha ka dhalin jiray

Habayn Horane buu ka kacay oo odaygu wuusoo laabtay

Caawa maxaa dhici doona !!!???

Labadaan kooxne maxaa xal u ah !!??

Co.

      Xiddiga Faransiiska ah ee  Klian MBappe Ayaa Hishiis  Sakhsi ah Lagali doona  Kooxda        Sida uu sheegay wargay...
13/03/2022


Xiddiga Faransiiska ah ee Klian MBappe Ayaa Hishiis Sakhsi ah Lagali doona Kooxda

Sida uu sheegay wargayska Kasoo baxay MBAPPE ayaa Hishiiskiisu dhacayaa Xgagaagan

Waxayna u hadantahay In uu si free ah Ku aado Kooxda uu Kuhamiyo ee
Waliba kooxdaas way doonaysaa Xidigaan

Co.

       Wiilasha matalaya Xulka  Soomaalia ayaa loodiyaariyayLiis magaca iyo Numberka uu xidigu qabo    Taas oo Lagu muuj...
13/03/2022



Wiilasha matalaya Xulka Soomaalia ayaa loodiyaariyay

Liis magaca iyo Numberka uu xidigu qabo
Taas oo Lagu muujinayo Garab iataaga LA garab is taaganyahay wiilasha Matalaya Qarankeena

In dhib iyo dheef LA LA qayb San doono
Xiriirka Kubadda cagta soomaalia ee Loosoo Gaabiyo ayaa Sheegay Maalin dhawyad in xulka Loo qabtay Dr u gaar ah Xulkeena
Intaas waxaa Dheer Jiifkooda Cunadooda Iyo Damaashaadkooda Oo Free ah Waa markii u horaysay oo Ciyaartooy matalaya Xulkeena ay Xor ah U damaashaadayaan

Taasine waa guul Usoo Hoyatay Soomaalia

Co.

          Waxaan xala hadda daawanaynay  Sida quruxda badan ee Wiilasheenu  Ugu raaxaysanayaan Kubadda Waliba waxaa dhii...
13/03/2022



Waxaan xala hadda daawanaynay Sida quruxda badan ee Wiilasheenu Ugu raaxaysanayaan Kubadda Waliba waxaa dhiiri galin Noo ahayd in ay Kubad Qurux badan dheelayeen Oo ay is fahansanaayeen sidii in aad moodid in ay 2sano Isla taba baranayeen waxayna IsLA Tababaranayeen 4bari oo kaliya

Xulkeenu hadda Rajjo fcn ayuu leeyahay oo Hankeena iyo Malaheenu maxuma Insha allaah

Xalay waxaa tijaabinaynay in Wiilasheenu ay Magac wadanka Ay noo ilaalin karaan

Balse waxaa muuqatay Rajo wayn oo ah In Wiilashaan iyo wixii kale oo lagu soo daro ay Na anfacayaan

Majiro Sanad aan Sanadkaan ka adagnahay
Wxaan Guul wayn Urajaynayaa Xulkeena Dhamaan Kulamada Soo socda oo dhan

Co.

      VS             2:0    Koolka koobaad     waxaa u dhaliyay        daqiiqadii   11aad ee ciyaarta   Goosha labaadne ...
13/03/2022

VS 2:0

Koolka koobaad waxaa u dhaliyay daqiiqadii 11aad ee ciyaarta Goosha labaadne waxaa ugu dhaliyay Xidigiga weerarka ee daqiiqadii 59aad ee Ciyaarta

Waxay sidaas Guushu kuraacday kooxda /Arsenal

Oo Kaalinta 4aad kaga guulaysatay .United

Maxaa is badalay Inta lajoogay !!!!?????

Co.

  807 Goals   Hadda majiro Ciyaar yahan  Ka Goolal badan Cristaankaan    Abid waa Ninkii Kubad ciyaara Caalamka   kan ug...
13/03/2022


807 Goals Hadda majiro Ciyaar yahan Ka Goolal badan Cristaankaan

Abid waa Ninkii Kubad ciyaara Caalamka kan ugu Goolasha badan

Rag iska dhicis Dhaafa awoowe

Odaygaan Runta halaga sheego

Co.

Address

Rabiic Super Sports Co
London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rabiic super sports CO. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rabiic super sports CO.:

Share