Dhaqan Sports

Dhaqan Sports Pagekan waxad kala soconkarta Wararka Ciyaaraha iyo falanqayntoda

FADLAN NAGUSO BIIR- like & follow

02/09/2024

Liverpool ayaa guul weyn ku xaqiijisay Old trafford ciyaar heer sare ah Islamarkana xasuuqday Man united oo dhinac kasta ay uga fiicnaayeen Kulan wax badan inaga tusay tayada xidigaha liverpool

01/09/2024

ANDALOS waa FC Barcelona 🔴🔵 cidi kula tartami lahayd Barxada ha iskeento.

In mar kale garaadka macmalki kuusaadaliyo kuguulaysiga Kal-kii 5aad. Waliba Dariiqeedii aad hayso waa quus goynta Kooxaha kula tartamaaya Magaalada. Manchester waa 🔵🔵

15/03/2024

Isku beeg-beega & +Arsenal khalaas +Aarsiga Real +Psg +Barce +liverpool Wow +News

15/03/2024

ARSINAL see dareemee🤣😅

XAVI ALONSA mar wax laga waydiiyay Liverpool iyo Tartanka Europa leagueta wuxuu yidhi 🗣 " Liverpool FC  waa kooxda ugu c...
15/03/2024

XAVI ALONSA mar wax laga waydiiyay Liverpool iyo Tartanka Europa leagueta wuxuu yidhi 🗣 " Liverpool FC waa kooxda ugu cad-cad ku guulaysiga Qaadista horyaalka UEFA Europa League ta"

👁 = Fabrizio Romano

Waxa Hada lagu dhawaaqay Isku beeg-beega  UEFA Europa League waxaanay u dhacday sidan.
15/03/2024

Waxa Hada lagu dhawaaqay Isku beeg-beega UEFA Europa League waxaanay u dhacday sidan.

     Arsenal ayaa markale wajahaysa FC Bayern München  halkaa  iyada ahana war baa jiri doona.Geesta kale kooxaha Real M...
15/03/2024



Arsenal ayaa markale wajahaysa FC Bayern München halkaa iyada ahana war baa jiri doona.
Geesta kale kooxaha Real Madrid C.F. iyo Manchester City Ayaa marakalana iyagu iswajahaya maka aarasan doontaa .

FC Barcelona iyo PSG - Paris Saint-Germain kii soo badiyaa wuxuu wajahayaa Borussia Dortmund iyo Atlético de Madrid kii soo baxa. WARBAA JIRIDOONA ISHA HALAGU HAYOO

All Results in Yesterday.    &
11/03/2024

All Results in Yesterday.

&

Hambalyo Liverpool FC
25/02/2024

Hambalyo Liverpool FC

Isku Beeg beega wareega 8-dhamaadka ee horyaalka horyaalada somaliland.
24/02/2024

Isku Beeg beega wareega 8-dhamaadka ee horyaalka horyaalada somaliland.

21/02/2024

Donn Carlo ancelotti

Dhaqan Sports follow dheh like saar

Messi😡ugu codeeRonaldo 😯ugu codee Nasiib wacan labadan goat manta hakala baxaan😝
20/02/2024

Messi😡ugu codee
Ronaldo 😯ugu codee

Nasiib wacan labadan goat manta hakala baxaan😝

Address

Oxford Street
London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaqan Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhaqan Sports:

Share

Category