Rijal Hassan Ahmed

Rijal Hassan Ahmed Content creator and Football analysts
(2)

PREMIER LEAGUE CHAMPIONS WELL COME BACK. 21 Agusto Maalin Jimco ah iyo Kullan Furitaan ka Waaweyn ka waa Soo laabteen .🏆...
19/06/2026

PREMIER LEAGUE CHAMPIONS WELL COME BACK.

21 Agusto Maalin Jimco ah iyo Kullan Furitaan ka Waaweyn ka waa Soo laabteen .🏆🙏.

ARSENAL VS COVENTRY CITY EMIRATES STADIUM.

Sanadka kle oo guul ah Taagerayaasha sharafta badan dhiiga iyo dhuuxa ah 🏆🇸🇴🙏.

Kullamada xiga Aston Villa . Chelsea iyo Sunderland.

ADIGAA GUDOOMIYE INOO AH  Nin kaan  champion ah isaga ayaa inoo ah Gudoomiye waligiisna inoo ahaa guuleeyso🇸🇴.
18/06/2026

ADIGAA GUDOOMIYE INOO AH

Nin kaan champion ah isaga ayaa inoo ah Gudoomiye waligiisna inoo ahaa guuleeyso🇸🇴.

C. RONALDO KUWA DHEXDA U JOOGO AA CIILAY. No pass caawin dhexda ku war wareegayaan banooni isku cel Celis ah oo horay us...
18/06/2026

C. RONALDO KUWA DHEXDA U JOOGO AA CIILAY.

No pass caawin dhexda ku war wareegayaan banooni isku cel Celis ah oo horay usocon👀⚽️.

Kullamada kle aan sugno kullan kii koowaad Fashil aa dhacay. Portugal 🇵🇹 shaqsi Shaqsi waa top Lkn team work waa 0.

Messi Mbappe Keane Hallan Kai Harvet io Gyokers waa rag garab heesto Ciyaartooyda dhexda 👌

DJED SPENCE TAARIKH AYUU SAMEEYAY🙏❤️.
18/06/2026

DJED SPENCE TAARIKH AYUU SAMEEYAY🙏❤️.

THREE LIONS 🦁 SADAXDA LIBAAX 🦁 3 🦁. England sanadkaan koob ka Aduunka meel u dhiga dooda dhaafa. Final wadankaa rabtaa i...
17/06/2026

THREE LIONS 🦁 SADAXDA LIBAAX 🦁 3 🦁.

England sanadkaan koob ka Aduunka meel u dhiga dooda dhaafa. Final wadankaa rabtaa ii keena.☑️🇬🇧

Badalo Cajiib ah kan baxo iyo kan soo galo waa isku mid isha baxar ka. 👀

Wax yar dhanka difaaca isku dhex yaac yar ka jiray Haafkii h**e Lkn waa la.xaliyay hada kadibna waa Ok.

Dhexda Yar kii kobi Mino ahaa waa u baahantahay yar kaan Nottingham lama Aamino karo baas waa zero.

Nono Medueke mid ka mid ah garbaha ugu Halista badan weerar argagax ah oo goosha soo aadaayo

DAMIIN AYAA ROOSO (RED ) LASIYAA LEE. LAACIB WAA KII  LA ILAALIYO.👀☑️.Foul kaan Leo Messi aragtigaada muxu kula yahay ?
17/06/2026

DAMIIN AYAA ROOSO (RED ) LASIYAA LEE. LAACIB WAA KII LA ILAALIYO.👀☑️.

Foul kaan Leo Messi aragtigaada muxu kula yahay ?

Gabdhaha 17 jirada Xulka Qarankeena Soomaaliya 🇸🇴ayaa 8-2 ku garaacay xulka qaranka Sudan. Wax ee ragu sameen waayeen ay...
17/06/2026

Gabdhaha 17 jirada Xulka Qarankeena Soomaaliya 🇸🇴ayaa 8-2 ku garaacay xulka qaranka Sudan.

Wax ee ragu sameen waayeen ayeey sameeyeen 8-2 inkastoo Tartanka dumar ka Dalalka qaar ku Cusub yihiin.

Hamblyo Hamblyo gabdhaheena waana matasheen Sanadkii koowaad iyo Bandhig cajiib ah .

MBAPPE KOOBKAAN HADII UU MAQLO WUU BURURAA. GOOL LAGAMA CELIN KARO👀.Senegal 🇸🇳 ma.xumeen Haafkii h**e Ciyaarta ayaga lah...
16/06/2026

MBAPPE KOOBKAAN HADII UU MAQLO WUU BURURAA. GOOL LAGAMA CELIN KARO👀.

Senegal 🇸🇳 ma.xumeen Haafkii h**e Ciyaarta ayaga lahaa Fursadahoodi waa iska qasaariyeen.❌⚽️

France Hafkii danbe ayeey soo kacday Olise iyo Mbappe oo lagu daray Barcarola 3 goo iyo Caawin.

Mbappe oo noqday Ciyaaryahan ka ugu goolasha badan Xulka France 🇫🇷 Taariikhda .⚽️⚽️⚽️⚽️.

Doue Malaga yabaa inuu keed galo bandhigiisi liitay iyo Gool kii daqiiqadiihii yaraa uu Ciyaaray Bandhigiisi Barcarola sabab u boqoto☑️👀

MBEPPE CABSI CABSI WAAYE⚽️👀☑️@

RIYO AA RUMOOWDAY👀🏆☑️.Ciyaaryahan Trevoh Chalobah ayaa qoraalkaan qoray isaga oo 19 sano jir ah 2018 koob kii Aduunka wa...
16/06/2026

RIYO AA RUMOOWDAY👀🏆☑️.

Ciyaaryahan Trevoh Chalobah ayaa qoraalkaan qoray isaga oo 19 sano jir ah 2018 koob kii Aduunka waa aaminsanahay Manlin uun inaa matali doono oo liiga yeeri doono Xulka England manta ayeey rumoowday

Ciyaaryahan ka kooxda Newcastle Livramento ayaa dhawac uga baxay Qaran ka Calafaa la.cunaa🦁🏆

SOOMAALI WEEK 2026 FINLAND 🇫🇮🏆⚽️.
16/06/2026

SOOMAALI WEEK 2026 FINLAND 🇫🇮🏆⚽️.

Address

1AFARTUNE GETE Road LONDON
London
NW109RD

Telephone

+447935184406

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rijal Hassan Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rijal Hassan Ahmed:

Share