hikmaawi media

hikmaawi media waxiii ciyara ah halkan ugu imow
welcome � �

WhatsApp kii wakaa
63 7231176
(1)

⚫️🔵 🚨 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎: Inter ayaa qarka u saaran inay goolhayaha cusub ee Yann Sommer la soo wareegto €6m  is ay ugu padalato...
04/08/2023

⚫️🔵 🚨 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎: Inter ayaa qarka u saaran inay goolhayaha cusub ee Yann Sommer la soo wareegto
€6m is ay ugu padalato Onan oo Manchester united Kaga wareegay
By Fabrizio Romano

🚨 𝐁𝐑𝐄𝐀𝐊𝐈𝐍𝐆: Rasmus Højlund ayaa hadda u saxiixay heshiis cusub oo Man United ah 🔒 Tijaabooyin caafimaad ayaa la dhameeya...
03/08/2023

🚨 𝐁𝐑𝐄𝐀𝐊𝐈𝐍𝐆: Rasmus Højlund ayaa hadda u saxiixay heshiis cusub oo Man United ah 🔒 Tijaabooyin caafimaad ayaa la dhameeyay 48-kii saac ee la soo dhaafay, dhammaan dukumeentiyada waa la saxiixay - heshiis ilaa Juun 2028 🔴🇩
Isku day inad garato Misa goal puu dhalin karaa xili ciyareed Kan
Done ✍️👀

War cusub.   ✨️     ,        : Gabriel Jesus waxa uu maqnaan doona mudo dhawr todobaad ah ka dib dhaawac jilibka ah oo c...
03/08/2023

War cusub. ✨️ , : Gabriel Jesus waxa uu maqnaan doona mudo dhawr todobaad ah ka dib dhaawac jilibka ah oo cusub 🔴⚪️⚠️ Mikel Arteta ◉ "Waxa uu xoogaa raaxo darro ah ka dareemay jilibka taas oo ku keentay arrimo qaarkood sidaas darteed waxay ku qasbanaadeen in ay galaan". ◉ "Waxaa la ii sheegay inuu maqnaanayo dhowr toddobaad"

Xigazho Fabrizio Romano and .

🚨 rasmi : Sadio Mane ayaa soo gabagabeeyay baaritaanadii caafimaadka, waana ciyaaryahan cusub oo Al Nassr 💚 ❤️❤️🇸🇳 Thank...
01/08/2023

🚨 rasmi : Sadio Mane ayaa soo gabagabeeyay baaritaanadii caafimaadka, waana ciyaaryahan cusub oo Al Nassr 💚 ❤️❤️🇸🇳
Thanks sadio Mane
Xigasho✍️ Fabrizio Romano Transfermarkt

Rasmi:   Liverpool yaa captain ka cusub u dhibatay v.vandijk Xaga captain ku xageenka laga dhigay Trent Arnold Xigasho L...
01/08/2023

Rasmi: Liverpool yaa captain ka cusub u dhibatay v.vandijk
Xaga captain ku xageenka laga dhigay Trent Arnold
Xigasho Liverpool FC

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when hikmaawi media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to hikmaawi media:

Share

Category