03/02/2024
𝐒𝐡𝐚𝐧 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐫𝐨𝐨𝐝 𝐎𝐨 𝐆𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐦𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚 𝐈𝐧𝐞𝐲 𝐥𝐢𝐯𝐞𝐫𝐩𝐨𝐨𝐥 𝐡𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐨
* 𝐀𝐫𝐬𝐞𝐧𝐚𝐥 𝐯𝐬 𝐋𝐢𝐯𝐞𝐫𝐩𝐨𝐨𝐥
Ciyaartani waa mid ka mid ah Ciyaaraha go’aanminkara inkastoo Xili h**e tahay oo ciyaaro badan Hadhsan yihiin hadana waa Ciyaar hadii Liverpool Badizo Horyaalka Usii dhawaynayza Hadii ayay Barajeysana Man City Fursad fiican sinayza Hadii Arsenal badinasa rajada Arsenal ee Horyaalka kor U qaadaysa 🔥
* 𝐋𝐢𝐯𝐞𝐫𝐩𝐨𝐨𝐥 𝐯𝐬 𝐌𝐚𝐧𝐜𝐢𝐭𝐲
Mid Ka mida Ciyaaraha la wada sugayo ciyaar labada dhinac ayna waxba izkula reeban doonin Liverpoolna Jaanis fiican Usii ah madama anfield lagu ciyarayo Tahayna seosonkii u dambeeyey ee u maamulo klopp , Waa Ciyaar Go’aanmin karta Tartamayasha Dhabta ee Horyaalka🔥.
* 𝐌𝐚𝐧 𝐮𝐧𝐢𝐭𝐞𝐝 𝐯𝐬 𝐋𝐢𝐯𝐞𝐫𝐩𝐨𝐨𝐥
Markasta oo Labadan Kooxod wada ciyarayan Waxa la filanaya ciyaar adag oo cadawad ku salasaysan waana mid ka mid Qodxaha yaala ay u baahantahay iney Liverpool iska Hor leexiso Waanu wada sugi doona 🔥
* 𝐋𝐢𝐯𝐞𝐫𝐩𝐨𝐨𝐥 𝐕𝐬 𝐓𝐨𝐭𝐭𝐞𝐧𝐡𝐚𝐦
Ciyaar ku salaysan aargosasho ay Liverpool u bahantahay kadib wixi Ciyaartii lugta h**e ee Goolka Saxda laga Diiday Labada casaana ♦️♦️la Siiyay Waa ciyaar kale oo adag oo Liverpool Hankeeda horyaalka go’aanmin kara 🔥
* 𝐀𝐬𝐭𝐨𝐧 𝐕𝐢𝐥𝐥𝐚 𝐕𝐬 𝐋𝐢𝐯𝐞𝐫𝐩𝐨𝐨𝐥
Aston Villa Oo gurigeeda joogta ma Hawl yara Xasuuso seosonkii h**e Mar kay soo afjartay Riyadii afarta sare ee Liverpool Markana Liverpool waa iney Ka taxidirta Khatarta Aston Villa oo ay iska hor leexisa 🔥
Rayigaga Comment Ku Cabir 👇