GOAL SOMALi news

GOAL SOMALi news waxad halkan kuso gudbinaa wararka ciyaaraha dalka iyo dibadaba

Nagu soo biir following nagu tageer

Arne Slot ayaa jabiyay rikoodhka tababaraha Liverpool FC ugu guuldarrooyinka badan hal xilli ciyaareed gudaheed. ❌🥇 20 G...
15/05/2026

Arne Slot ayaa jabiyay rikoodhka tababaraha Liverpool FC ugu guuldarrooyinka badan hal xilli ciyaareed gudaheed. ❌

🥇 20 GUULDARRO — Arne Slot (25/26)

🥈 19 GUULDARRO — Rafael Benítez (09/10)
🥉 19 GUULDARRO — Rafael Benítez (04/05)

rikoodh guuldaro la jabinayaa 😹

15/05/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Cabdi-karim Shibiin Shibiin, Ahmed Barkhed, Khayre Shaqale, Jama Alin Omar, Cabdixakiim Axmed Cumar, Marshaal Axmed, Jama Ahmed Hussein, Siciid Ibnu Sallo, Mohamed Rashaad Sh Ciman, Fuad Abdi Diriye, Cabdikariim Mohamed, Ibrahim Farah Habane, Sir-Mohamed Hassan Bile, Cabdilaahi Xuseen Ibnu Maraykaanle, Zahra Gamadiid, Khadar Ahmed, Fartuun Qaali, Abdirahman Hussein, Shamsudiin Axmed, Mahdi Cashuur, Maxamed Xasan, Mohamed Omar, حسين حاج عبد القادر, Geeljire Xergeeye, Aabi Dalsom, Cabdi Caano, Abdiasis Tallaabo-Cadde, Huseen Ahmed, Mubarik Arab, Axmed Fool, Gabriel DJama, Suxufi Hussein Jackson, Bacood Cali, Khadar Xasan, Dahabo Ismaciil, Libo Libaan, Shucyb Craxmaan, Haruun Aydid, Safiya Omar, Kavuma Yusuf Musa, Hasan A Lahi, Drcali Muxsin, Ahmed Xamud Ismacil, Deeq Yusuf, Awdal Axyaa Wadani, Jaamac Maxamuud, Xabiibu Malaayiin Xabiib, Suge Ismacil, Faadumo Ismaacil, Cabdifatax Axmed

Ninkii jose morinho ahaa waa madrid waa dhamatay wax walba xiliciyaredka danbe xiisuu yeelanaya hoyaalka laliga gaar aha...
15/05/2026

Ninkii jose morinho ahaa waa madrid
waa dhamatay wax walba

xiliciyaredka danbe xiisuu yeelanaya hoyaalka laliga gaar ahaan kulamada
Elcalasico oo laba xiliciyaared ay barce maamulaysay halkaa

Rasmi :Astonvila officailwaxay iska xaadirisay xiliciyareedka danbe championka
15/05/2026

Rasmi :Astonvila officail
waxay iska xaadirisay xiliciyareedka danbe championka

aar maro waa dhacday caawa aan ooyeee albaalba iixidha
15/05/2026

aar maro waa dhacday caawa

aan ooyeee albaalba iixidha


carlo Anceloti 🗣️waan ku faraxsanahy in jose uu kulaabto realmadrid  isagu waa mid cajiibaWaxa uu ka shaqayn karaa dhama...
14/05/2026

carlo Anceloti 🗣️
waan ku faraxsanahy in jose uu kulaabto realmadrid isagu waa mid cajiiba
Waxa uu ka shaqayn karaa dhamaan kooxaha oo dhan

Real Madrid waxay u dhow yihiin in ay dib u keenaan Mourinho, waxaana la sheegay in tababaraha Boortogaaliga ah la magac...
13/05/2026

Real Madrid waxay u dhow yihiin in ay dib u keenaan Mourinho, waxaana la sheegay in tababaraha Boortogaaliga ah la magacaabi doono rasmi ahaan markii xilli-ciyaareedka La Liga dhammaado

kabtankii h**e real madridSergio Ramos ayaa iibsaday kooxda Seviila oo noqday mulkiilaha Cusub ee kooxda isaga iyo shirk...
12/05/2026

kabtankii h**e real madrid
Sergio Ramos ayaa iibsaday kooxda Seviila oo noqday mulkiilaha Cusub ee kooxda isaga iyo shirkadiisa oo 450 million kula wareegay kooxda Andalusia.

🚨 WAR DEGDEG AH: José Mourinho ayaa laba shuruudood ka dalbaday Real Madrid, sida uu sheegay Diario AS:• Inuu saameyn ku...
12/05/2026

🚨 WAR DEGDEG AH: José Mourinho ayaa laba shuruudood ka dalbaday Real Madrid, sida uu sheegay Diario AS:
• Inuu saameyn ku yeesho saxiixyada ✍
→ Ma aha inuu magacaabo ciyaartoy gaar ah, balse wuxuu doonayaa inuu go’aamiyo boosaska (positions) kooxda u baahan in la xoojiyo.
• In aan lagu faragelin shaqadiisa ❌
→ Wuxuu rabaa in shaqada tababarenimo loo daayo isaga oo kaliya, qof walbana uu ku ekaado doorkiisa gudaha kooxda.
👉 Si kooban: Mourinho wuxuu doonayaa xorriyad shaqo + cod ku saabsan qaabka kooxda loo dhisayo, taas oo caadi u ah tababarayaasha waaweyn.

parez aya ayaa lasoo saxeexan doona 3_4 difaac  xagaagan sida ay ku warantaydiario As
12/05/2026

parez aya ayaa lasoo saxeexan doona
3_4 difaac xagaagan sida ay ku warantay
diario As

waalaga barbareeyey realmadrid recordkee dii guaha ee kulanka Elcalasico
12/05/2026

waalaga barbareeyey realmadrid recordkee dii guaha ee kulanka Elcalasico

Address

Mancherter
London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GOAL SOMALi news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GOAL SOMALi news:

Share

Category