AZUL Sports

AZUL Sports AZUL Sports waa Muuqaal baahiyaha ciyaaraha dalka iyo dibadda.

AZUL Sports is the best local sports news TV in Somalia, you will enjoy live broadcasting and special highlights all types of sports in Somalia and outside through Ott

04/09/2026

School Al-Risaala ayaa iska xaadiriyey Finalka Tartanka Iskuullada Gobolka Banaadir 2026........

FT:-Iftin 1-2 Al-risala
04/09/2026

FT:-Iftin 1-2 Al-risala

04/09/2026

Iftin Vs Al-Risaala

Naadiga Kubada Cagta ee Heegan SC ayaa saakay sameeysay tababarkeedii ugu dambeeyay ee  ka hor kulanka berri ay la ciyaa...
04/09/2026

Naadiga Kubada Cagta ee Heegan SC ayaa saakay sameeysay tababarkeedii ugu dambeeyay ee ka hor kulanka berri ay la ciyaarayaan dhiggooda El-Merikh SC Bentiu.

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfurta Suudaan, Mudane Jama Hassan Khaliif, oo ay weheliyaan Ururka Gana...
04/09/2026

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfurta Suudaan, Mudane Jama Hassan Khaliif, oo ay weheliyaan Ururka Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfurta Suudaan (SOBASS) iyo Ururka Kubadda Cagta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfurta Suudaan (SOFASS), ayaa caawa booqasho ugu yimid Naadiga Heegan oo ku sugan magaalada Juba.

Kulanka MaantaTartanka kubada Cagta Dugsiyada Gobalka BanaadirIftin vs Al-RisalaSaadaali natiijada ciyaarta ay ku dhamaa...
04/09/2026

Kulanka MaantaTartanka kubada Cagta Dugsiyada Gobalka Banaadir
Iftin vs Al-Risala
Saadaali natiijada ciyaarta ay ku dhamaankarto!

03/09/2026

Al-Hilal University oo Kulan Soo Dhaweyn ah u Qabtay Hoggaanka Cusub ee Midowga Dugsiyada........

Al-Hilal University oo Kulan Soo Dhaweyn ah u Qabtay Hoggaanka Cusub ee Midowga Dugsiyada........
03/09/2026

Al-Hilal University oo Kulan Soo Dhaweyn ah u Qabtay Hoggaanka Cusub ee Midowga Dugsiyada........

03/09/2026

School Xamar Jajab oo markii labaad oo xiriir ah gaaray Final-ka Tartanka School-ka Gobolka Banaadir..........

F_T:Xamar jajab 1-0 Ceynu-Raxma
03/09/2026

F_T:Xamar jajab 1-0 Ceynu-Raxma

Address

48 High Street Uxbridge Road
Southall
ZIP..UB13DB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AZUL Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category