31/05/2026
Waxaa maanta kooxda kusoobiiray Sahal oo ah xirfadle ka cayaara booska dhexda, kana yimid dalka keenya iyo Maanka oo ka cayaara booska dafaca, asagana waxa uu ka imaada kooxda farjano.
Maamulka kooxda oo dadaal ugu jira inay kooxda sanadkaan difaacato tarmada dhamaantood.
FG:- hadaa wax ka taqaano xirafadooda kubadeed cayaartoydaan hoos nagula wadaag