Naani Kaambo Production

Naani Kaambo Production Head of Digital & Assistant Media Officer | Somali Football Federation | Football Journalist . Abdulkadir Muse Osman

03/09/2026

Inan leskaaga hareen horaan idinkugu shegay k*k

02/09/2026

Xarifkaan hadaad xaflad kawacdo wuxuu doono uu soo qadanaa mana qaraari kartid k*k

02/09/2026

Woow maxaa qaldan iyo maah maah cajiib ah k*k adna hal xabo soo tuuro 🤣

31/08/2026

Wlhi blhi tlhi tiktok waa meel inkaar qabto waaye Adoo xanaaqsan xater waad Qoslee 🤣🤣🤣🤣

31/08/2026

One goal one janes ladhahaa alaabtan 😭🤣

31/08/2026

Ar somali dhib badanaa 😂🤣 Xagee kasoo heleen

21/08/2026

Mohamed salah legenka wish stadium. 🤣

Hambalyo Naadiga Gaadiidka Oo ku guulestay Horyaalka Somali national leage sanadkaan
14/08/2026

Hambalyo Naadiga Gaadiidka Oo ku guulestay Horyaalka Somali national leage sanadkaan

Beri 8:00 subaxnimo, dalka waxaa kusoo laabanaya garsooraha taariikhda sameeyay, geesiga Afrika Omar Abdulkadir Artan  🇸...
13/08/2026

Beri 8:00 subaxnimo, dalka waxaa kusoo laabanaya garsooraha taariikhda sameeyay, geesiga Afrika Omar Abdulkadir Artan 🇸🇴❤️

Wuxuu mudan yahay in loo sameeyo soo dhaweyn aan horay loo arag oo ka tarjumaysa sharafta, karaamada iyo kaalinta uu ku leeyahay taariikhda isboortiga Afrika gaar ahaan somalia oo uu kadhashay

Soo dhaweyn heer qaran ah haloo sameeyo halyeyga! 👏🏾🔥🇸🇴

13/08/2026

Waziirka xalay kubadda siduu doono ayuu ka yeelay lkn balanta ma aheyn in madaxa lesku giliyo laba qofood k*k xirfadle waziir mohamed

Address

Povey Cross Road, Gatwick
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naani Kaambo Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Naani Kaambo Production:

Shortcuts

Share