Karim Analyst

Karim Analyst Karim wuxuu mar walba saaxiib dhaw la yahay Bulshada ku xidhan wuxuu soo gudbiyaa wararkii ugu damb

Sidee u aragtaan Khadka dhexe ee ugu wanaagsan taariikhda kubada cagta hadii aan ku maamusno midkan, maadaama uu yahay m...
12/06/2026

Sidee u aragtaan Khadka dhexe ee ugu wanaagsan taariikhda kubada cagta hadii aan ku maamusno midkan, maadaama uu yahay midkii ugu danbeeyay ee uu ciyaari rabo?!πŸ”₯🀞🩡

Ani kaygii waan uga tanaasuli karaa hadii Goat ku ku fadhiisanayo!.

πŸ…°οΈ 🐐

10/06/2026

Plz City Labadan Ciyaartoy ma ii soo qaadi kartaan?!.πŸ₯Ί

Wali kooxdu wax xiiso ah uma muujin balse waan kuu soo dookhayga Suuqa!!.

Adiga muxuu yahay fikirkaagu?!

09/06/2026

World Cup 2026 waa Worest Cup ever!πŸ™†πŸ»β€β™‚οΈπŸ₯ΊπŸ’”

Wuxuuna iska noqon doonaa kooxuhu ciyaartoydooda Fitness kooda kusii diyaarsadaan!πŸ€·β€β™‚οΈπŸ˜ž

30/05/2026

Ciyaala suuq wayn h**e waxan usii daawanay!πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Kooxdii ugu xumayd taariikhda ee Final UCL ciyaarta!πŸ˜‚πŸ˜‚Xataa Inter oo last Final ciyaartay Goalsha aad ogaydeena looga ba...
30/05/2026

Kooxdii ugu xumayd taariikhda ee Final UCL ciyaarta!πŸ˜‚πŸ˜‚

Xataa Inter oo last Final ciyaartay Goalsha aad ogaydeena looga badiyay sidaas uma ciyaarin!!πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Kuma heesi kartaan waligiin Champions of Europe πŸ˜‚πŸ˜‚

Ma jirto koox kale taageeraheeda oo ku tusin kara sawir lamid ah midkan iyagoo ciyaartoydooda sagootinaya Koobab intaas ...
24/05/2026

Ma jirto koox kale taageeraheeda oo ku tusin kara sawir lamid ah midkan iyagoo ciyaartoydooda sagootinaya Koobab intaas le'egna ka danbeeyaan!😊🩡

Ma jirto horyaalka England qof igala hadli kara tan iyo 2002/2003 waxaan nahay kooxda qaaday tan iyo waqtigaa koobabka ugu badan, hadii qof kula murmo kaliya Da'adiisa waydii goormee football daawashadeeda bilawday, asigaa aamusi, imisa Cups ayaad u joogtay kooxdaada oo qaadaysa, no more waqti sheekadii Pele walaakii shoat ku dilay!.πŸ˜‚

Waxaan nahay laga soo bilaabo 2002/2003 xiligii Manchester United ku guulaysanaysay horyaalka tan iyo waqtigaa kooxda ugu badan ee horyaal ku guulaysata sidoo kale Top 6 marka ay timaado kooxda ugu badan ee ee koobabka ugu badan ku guulaysata all cups tan iyo waqtigaa!.

Koox ayaa jirta tan iyo waqtigaa qaaday 8 Cup kaliya kuwaas oo u badan oo rabta in Legacy iyo Dominance nagala hadasho! Yaab😎

Koobabkan ma dhama gadaal ayaa deeqi wayday sawirka awgii waliba Ciyaartoydan waqti yar ayay kooxda la joogeen!

Pep qofkii daawaday Kubada waa ka qalin jabiyay, Thanks πŸπŸ™πŸ©΅

Inkastoo aanan awoodin gacantayda ama afkaygu awoodin inuu muuqaal ama qoraal kusoo koobo waxa uu Pep kooxdan u qabtay, ...
24/05/2026

Inkastoo aanan awoodin gacantayda ama afkaygu awoodin inuu muuqaal ama qoraal kusoo koobo waxa uu Pep kooxdan u qabtay, hadana waxaan isku dayi doonaa inaan wax uun ka sheego waxa uu kooxdan u qabtay macalinka aduunka ugu wanagasani!.

Dhawaan ayaan soo galin doonaa muuqaalkaas!πŸ₯ΉπŸ©΅πŸ

Dad badan oo ay   badan ku jiraan waxay ka walwalayaan   ka muhiimka ah ee uu ugu h**eeyo Macalinka Taariikhda kubada ca...
22/05/2026

Dad badan oo ay badan ku jiraan waxay ka walwalayaan ka muhiimka ah ee uu ugu h**eeyo Macalinka Taariikhda kubada cagta ugu wanaagsanaa ee Pep oo ka tagaya kooxda isaga iyo shaqaala hoosaadkiisa kooxda, laakiin runta dhabta ah ayaa ah in wali City haysato Maskaxdii guulaha, qofka aan ka hadlayana waa Khaldoon Al Mubarak. 🩡

Ninkan waa maskaxda iyo nidaamka dhabta ah ee kooxda. Wuxuu mar h**e muujiyay aragti fog markii uu keenay fikradda ah in Pep Guardiola uu door weyn ka sii yeesho gudaha City Football Group, halkii uu kooxda uga wada tagi lahaa si dhamaystiran taa bdalkeeda waxa uu pep u ogolaaday in maalin walba talooyin iyo waayo-aragnimo ku caawiyo jiilka cusub iyo tababaraha cusub ee kooxda.

Ilaa maanta dadka qaar wali way la yaaban yihiin sida uu u dhisay qaabkan guusha ku saleysan. Xiddigaha iyo tababarayaashuba si weyn ayay uga hadlayaan ixtiraamka iyo taageerada uu siiyo kooxda waqti kasta iyo dhamaan staff-ka kooxda.

Enzo Maresca ayaa kooxda la wareegaya sidoo kale Pep waxa uu wali saameyn ku leeyahay kooxda, sidoo kale Khaldoon ayaa wali kooxda masuul ka ah… Manchester City weli waxay ku socotaa jidkii guusha, waxa macquula mar kale . πŸ”₯πŸ’™

Rivals-ku k**a cabsadaan Ciyaartoyda City haysato kaliya ee xataa waxay ka cabsadaan nidaamka City dhistay.🩡🀞

21/05/2026

Waxa Football fans aanay u rabin in Arsenal koob qaado midan ayaa ka kow ah:

Muuqaalkan daawo adigaa yaabi doonee hadii aad wax ka fahmi wayso comments ka koowaad ayaan soo dhigi hadalka ay kuwada hadleen!.

Kawaran umadaas 22 sano aanay wax qaadin iyagoo koobab qaadi lahaaπŸ˜‡πŸ˜ž

Funaanada Cusub ee City meeqo ayaad siin lahayd intii soo baxday h**e ayaa laga sii booking garaystay!Qofkii aan xataa h...
20/05/2026

Funaanada Cusub ee City meeqo ayaad siin lahayd intii soo baxday h**e ayaa laga sii booking garaystay!

Qofkii aan xataa h**e funaanad City ah u gadan anigaa og seasonka danbe wuu soo qaadan!πŸ₯°πŸ”₯

Selling fast πŸ”₯ 10/10

Address

Belfast
BT71HP

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Karim Analyst posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Karim Analyst:

Share

Category