SFoot Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de SFoot, Stade, arène et lieu de sport, Place saint exupery, Carrières-sous-Poissy.

🚨 Ahaatay ! Ousmane Dembélé wuxuu usaxiisay  PSG lacag dhan 50 M€ ! 😍🇫🇷
01/08/2023

🚨 Ahaatay ! Ousmane Dembélé wuxuu usaxiisay PSG lacag dhan 50 M€ ! 😍🇫🇷

🚨 André Onana ayay madaxa iska galeen xaley Harry Maguire 😳Onana ayaa durba qaata ka ah khaladaadka  daafaca Manchester ...
31/07/2023

🚨 André Onana ayay madaxa iska galeen xaley Harry Maguire 😳

Onana ayaa durba qaata ka ah khaladaadka daafaca Manchester United 😭

🚨 OFFICIEL ! Arda Güler ayaa ruuga midig dhaawac kasoo gaaray 🤕Laacibkan ayaa saacadaha soo socda ku laabanaya Madrid si...
29/07/2023

🚨 OFFICIEL ! Arda Güler ayaa ruuga midig dhaawac kasoo gaaray 🤕

Laacibkan ayaa saacadaha soo socda ku laabanaya Madrid si loola tacaalo xaaladiisa 😞

Caafimaad sariica 🙏❤️

🚨 Liverpool ayaa wada hadal la furtay PSG arinka Kylian Mbappé ! 😮Reds ayaa diyaar u ah inay  Mbappé  sanad deyn ah ku q...
29/07/2023

🚨 Liverpool ayaa wada hadal la furtay PSG arinka Kylian Mbappé ! 😮

Reds ayaa diyaar u ah inay Mbappé sanad deyn ah ku qaataan oo lacag siiyaan PSG kahor intuusan ku biirin Real Madrid xagaaga dambe 😳

(🗞️ Mirror)

🚨 Ahaatay ! Sadio Mané wuxuu ku biiraya Al-Nassr ! 🇸🇦🇵🇹 Cristiano Ronaldo🇭🇷 Brozovic🇨🇮 Seko Fofana🇧🇷 Talisca🇸🇳 Sadio Man...
28/07/2023

🚨 Ahaatay ! Sadio Mané wuxuu ku biiraya Al-Nassr ! 🇸🇦

🇵🇹 Cristiano Ronaldo
🇭🇷 Brozovic
🇨🇮 Seko Fofana
🇧🇷 Talisca
🇸🇳 Sadio Mané

🚨 HorDhac ! OUSMANE DEMBÉLÉ oo ku dhow inuu usaxiixo PSG ! ❤️💙PSG ayaa diyaar u ah inay bixiso 50 M€ ✅
28/07/2023

🚨 HorDhac ! OUSMANE DEMBÉLÉ oo ku dhow inuu usaxiixo PSG ! ❤️💙

PSG ayaa diyaar u ah inay bixiso 50 M€ ✅

🚨 Sawirkii uhoreeyay  Pierre-Emerick Aubameyang ee Marseille! 💙🤍
20/07/2023

🚨 Sawirkii uhoreeyay Pierre-Emerick Aubameyang ee Marseille! 💙🤍

🚨 Ahaatay ! Bruno Fernandes ayaa noqday kaptanka cusub ee Manchester United ! ❤️©️
20/07/2023

🚨 Ahaatay ! Bruno Fernandes ayaa noqday kaptanka cusub ee Manchester United ! ❤️©️

🚨 🇸🇳 Sadio Mané wuxuu wada hadal kula jiraa  Al-Nassr ! 🇸🇦
20/07/2023

🚨 🇸🇳 Sadio Mané wuxuu wada hadal kula jiraa Al-Nassr ! 🇸🇦

🚨 Ahaatay ! Allan Saint-Maximin wuxu ku biiray  Al-Ahli ! ✍️🇸🇦Wuxu ka daba tagay  Édouard Mendy, Firmino iyo  Mahrez 🔥
20/07/2023

🚨 Ahaatay ! Allan Saint-Maximin wuxu ku biiray Al-Ahli ! ✍️🇸🇦

Wuxu ka daba tagay Édouard Mendy, Firmino iyo Mahrez 🔥

🚨 Khalaas ! Riyad Mahrez wuxuu ku biirayaa Al Ahli  qiima qaaraya 35 M€🇸🇦
19/07/2023

🚨 Khalaas ! Riyad Mahrez wuxuu ku biirayaa Al Ahli qiima qaaraya 35 M€🇸🇦

🚨  ! Pierre-Emerick Aubameyang oo ku biiraya Marseille! 💙🤍Weeraryahankan gabon ayaa saxiixi doona heshiis 3 sano ah✍️✅
19/07/2023

🚨 ! Pierre-Emerick Aubameyang oo ku biiraya Marseille! 💙🤍

Weeraryahankan gabon ayaa saxiixi doona heshiis 3 sano ah✍️✅

Adresse

Place Saint Exupery
Carrières-Sous-Poissy
78955

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque SFoot publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à SFoot:

Partager