21/10/2022
Shirweynaha Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo maanta ka dhacay magaalada muqdisho iyo qoddobo muhiim u ah kubadda lagu ansixiyay.
Shirweynaha oo maanta lagu balansanaa Ayaa si qurux badan ku soo dhamaaday, waxaana goobjoog ka ahaa dhaamaan xubnaha shirweynaha.
Qodobada lagu ansixiyay:
1- in guddoomiyaha la doorto uu soo
magacaawan doono guddoomiye ku xigeenadiisa iyo gudigiisa fulinta.
2- in ay codad dheeri ku yeeshaanaa maamul gobleedyada, maamulkiiba 3 cod.
3- in gudiga futsal cod yeeshaan oo aan horay cod aan u laheen.
4- in gudiga haweenka cod yeeshaan oo aan cod horay u laheen.
Intaas qodobo Ayaa lagu ansixiyay shirweynaha Allaha ka sakow waxaan ugu mahadcelinenaa Guddoomiye Cali Shiino oo waqti ku bixiyay xuquuqa ka maqneed maamul goboledyada iyo ururada kubadda cagta.
Hambalyo Guddoomiye Cali Shiino.