Xidigsport

Xidigsport Kala soco halkaan:

■Macluumaad kubadacagta

■Garoomada kooxaha caalamka

■ IYO WAXYAABO KALE OO KU XIISO
GALIINAAYO

kala soco halkaan macluumaad kala duwan sportska

GAAR AHAAN ☆

○ Garoomada kooxaha caalamka
○ Macluumaad kubadacagta
● IYO DHACDOYIN KALA DUWAN

♡ KA MID NOQO FAMILKA BOGGA XIDIGSPORT☆

�MAHADSANID�

10ka garoon ugu weyn Afrika
18/02/2023

10ka garoon ugu weyn Afrika

Muuqaalkaan waxaad ka ogaan kartaa 10ka garoon ugu weyn qaarada Afrika, waliba waxaad ogaaneysaa kooxaha iska leh, wadamada ay ku yaalaan iyo inta taageero o...

Adriano oo dhex jeexaayo daafacyo waa weyn.
18/02/2023

Adriano oo dhex jeexaayo daafacyo waa weyn.

Ciyaaraha kulul ee isbuucaan
14/02/2023

Ciyaaraha kulul ee isbuucaan

Garoonka Liverpool iyo garoonka Everton waxay isku jiraan masaafo dhan kaliya 983 mitir.Aad ayey isugu dhow yihiin weyna...
13/02/2023

Garoonka Liverpool iyo garoonka Everton waxay isku jiraan masaafo dhan kaliya 983 mitir.

Aad ayey isugu dhow yihiin weyna xifaaltamaan(:

12/02/2023

Garoonka kooxda Arsenal Emirates Stadium.

___________________________________________
📍Magaalada: Londom,, dalka Ingiriiska
⚽ Kooxda: Arsenal
⏳ La furay: Sanadkii 2006
👥Qaadka taageero: 60,704

Kuwani waa kooxaha kaliya ingiriiska ka dhisan ee ku guuleystay Koobka Champions league.                                ...
08/02/2023

Kuwani waa kooxaha kaliya ingiriiska ka dhisan ee ku guuleystay Koobka Champions league.

Ciyaaryahanada da'da yar ee ka ciyaara qadka dhexe uguna shidan waqtigaan.
07/02/2023

Ciyaaryahanada da'da yar ee ka ciyaara qadka dhexe uguna shidan waqtigaan.

Ma jiraa Daafac awoodo inuu celiyo Ronaldinho?
06/02/2023

Ma jiraa Daafac awoodo inuu celiyo Ronaldinho?

Daawo muuqaal CR7 yaraantiisa ilaa weynaantiisa.
02/02/2023

Daawo muuqaal CR7 yaraantiisa ilaa weynaantiisa.

Muuqaalka waxaan ku soo koobay muuqaalka wajiga ama qaabka u ekaa ciyaaryahanka weyn ee Cristiano Ronaldo laga soo bilaawo markuu cunug yar ahaa sanadkii 198...

Chelsea oo soo maray ciyaaryahano qadka dhexe oo cajiib ah.Claude MakéléléMichael EssienMikel John ObiN'Golo Kanté      ...
28/01/2023

Chelsea oo soo maray ciyaaryahano qadka dhexe oo cajiib ah.

Claude Makélélé
Michael Essien
Mikel John Obi
N'Golo Kanté

Garoonka kooxda kubadacagta Liverpool, Anfield Stadium.Waa garoonka 7aad ugu weyn dalka Ingiriiska. ____________________...
27/01/2023

Garoonka kooxda kubadacagta Liverpool, Anfield Stadium.
Waa garoonka 7aad ugu weyn dalka Ingiriiska.

___________________________________________
📍Magaalada: Liverpool, Merseyside, dalka Ingiriiska
⚽ Kooxda: Liverpool
⏳ La furay: Sanadkii 1884
👥Qaadka taageero: 53,394

Garoonka kubadacagta ugu weyn dalka Sacuudi Carabiya wa King Fahd International Stadium ________________________________...
23/01/2023

Garoonka kubadacagta ugu weyn dalka Sacuudi Carabiya wa King Fahd International Stadium

___________________________________________
📍Magaalada: Riyadh,dalka Sacuudi Carabiya
⚽ Kooxaha ku ciyaro: Al-Hilal,Al-Shabab,Al-Nassr
⏳ La furay: Sanadkii 1987
👥Qaadka taageero: 68,752

Osoite

Espoo
00340

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita Xidigsport :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Ota Yhteyttä Yritys

Lähetä viesti Xidigsport :lle:

Jaa

Kategoria