Aragtida Ciyaaraha

Aragtida Ciyaaraha Hadafkeena ugu horeeya waa ka sheekaynta wararka ciyaaraha daafaha dunida iyo gayiga soomaali

Naadiga “Khayraad” ayaa ku wajahan maanta gobalka erer gaar ahaan magalada   halkaas ayay kuso ciyaari doonan kulan saax...
29/08/2026

Naadiga “Khayraad” ayaa ku wajahan maanta gobalka erer gaar ahaan magalada halkaas ayay kuso ciyaari doonan kulan saaxibtinimo ah waxey ka socdaan gobalka gaar ahaan magalada godey

Kubadu waxey ka qayb qaadata is dhax galka dhalinyarada (najeb og page)

Waxaa inagu soo wajahan malinta Arbaca Taarikhdu Tahay 20/12/2018 EC. Gudoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud  isagoo Ka ...
24/08/2026

Waxaa inagu soo wajahan malinta Arbaca Taarikhdu Tahay 20/12/2018 EC. Gudoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud isagoo Ka xushay 4 Dagmo Gobalka jarar inuu ka qabto Tijaabada Dhalinyarada Hibada u leh oradka Markaa. 4 ta. Dagmo ee kala Ah Birqod ,Gunagado, Yoocale iyo Awaare, oo uu ugu Horaynayo Kuna Bilaabayo Degmada Birqod Hadaba waxaa laydin faraya in dhamaan dhalin yarada Hibada uleh orodka inay diyaarooban!!

Bayern ayaa 2-1 ku garaacday Dortmund finalka Supercup ee Germany 🏆Dortmund ayaa kaliya hal mar garaacday Bayern tartama...
23/08/2026

Bayern ayaa 2-1 ku garaacday Dortmund finalka Supercup ee Germany 🏆

Dortmund ayaa kaliya hal mar garaacday Bayern tartamada oo dhan tan iyo November 2019 (1W 3D 13L).

Sawirka astaanta bundesliga ayuu qumaati u sawiray harry kane mar uu dhaliyey gool horyaalka jarmalka ee bundesliga
22/08/2026

Sawirka astaanta bundesliga ayuu qumaati u sawiray harry kane mar uu dhaliyey gool horyaalka jarmalka ee bundesliga

🚨 Harry Kane oo ka hadlaya Jamal Musiala: “Jamal waa iska cadahay waqti adag hadda”. ❤️ 🩹"Runtii waan ka xumahay isaga. ...
21/08/2026

🚨 Harry Kane oo ka hadlaya Jamal Musiala: “Jamal waa iska cadahay waqti adag hadda”. ❤️ 🩹

"Runtii waan ka xumahay isaga. Wuu ogyahay inuu taageero buuxda ka haysto qof walba oo jooga Bayern". 🫂 🫂 🫂 🫂

"Wuxuu samaynayaa WAX KASTA OO SUURTAGAL AH si uu u noqdo noociisa ugu fiican". - ilaahay haku caafiyo jamaal 🤲

Garoonka yar ee yoocaale (yocale mini stadium)
20/08/2026

Garoonka yar ee yoocaale (yocale mini stadium)

SADIO MANÉ OO BILAABAY MASHRUUC WEYN OO BEERAHA IYO WARSHADAHA AH KU BIIRAY CASAMANCE!"Beerta Bambaly Agro-Industrial Pa...
20/08/2026

SADIO MANÉ OO BILAABAY MASHRUUC WEYN OO BEERAHA IYO WARSHADAHA AH KU BIIRAY CASAMANCE!"

Beerta Bambaly Agro-Industrial Park" waxay dabooli doontaa in ka badan 500 oo hektar waxayna diiradda saari doontaa wax soo saarka iyo farsamaynta miraha.50,000 oo tan oo miro ah ayaa la filayaa sannad kasta 2,500+ shaqooyin toos ah oo la saadaalinayo Mashruucan hamiga leh wuxuu higsanayaa inuu fursado u abuuro dhalinyarada isla markaana uu gacan ka geysto horumarinta dhaqaale ee gobolka Casamance oo dhan.Xiddig kubadda cagta ah oo wax u qabanaya bulshadiisa.

Qaadashada diinta islaamka ee roberto Carlos ayaa hadal hayn wayn ka dhalisay daafaha dunida,
19/08/2026

Qaadashada diinta islaamka ee roberto Carlos ayaa hadal hayn wayn ka dhalisay daafaha dunida,


Magaalada GODAY – Guddoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Deegaanka Soomaalida, Cabdiqadir Maxamed, ayaa magaalada Go...
18/08/2026

Magaalada GODAY – Guddoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Deegaanka Soomaalida, Cabdiqadir Maxamed, ayaa magaalada Goday ka wada qiimayn iyo tijaabo lagu raadinaayo dhalinyarada hibada u leh orodka.

Kulan kan oo lagu qabtay Goday Stadium ayaa qayb ka ah dadaallada xidhiidhka uu ku doonayo in lagu soo saaro ciyaartoy tayo & xirfad sarre leh oo mustaqbalka Deegaanka Soomaalida ku matasha tartamada orodka ee heer qaran iyo heer caalami.

Xidhiidhka ayaa sheegay in xoogga lasaarayo sidii dhalinyarada hibada leh ee Deegaanka loo siin lahaa tababar loona horumarin lahaa, loona siin lahaa fursad ay kartidooda ku muujiyaan.


Racwi ayaa mar kale difaacatay Koobka Habas cup oo ay ku guulaysteen sanadkii 2012-kii, markaan iyaga ayaa si dirqi ah u...
17/08/2026

Racwi ayaa mar kale difaacatay Koobka Habas cup oo ay ku guulaysteen sanadkii 2012-kii, markaan iyaga ayaa si dirqi ah uga qaaday Kooxda Kaambo.


Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aragtida Ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category