28/05/2025
Jeneral Maxamed Saciid Xirsi Morgan ayaa kugeeriyooday isbitaal kuyaala Nairobi, Ilaahay ha u naxariisto marxuumka.
Morgan waxuu kamid ahaa saraakiishii meleteriga Soomaaliya ugu caansanayd. Mudadan dambe waxuu kunoolaa magaalada Garowe.