Murti page

Murti page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Murti page, Gym/Physical Fitness Center, Jijiga.

20/03/2024

illahi ku uumaa🙏
Qurux kuu idleeyoo❣️
Aqli kugu irsaaqoo🥰
Kuu yeelay edaboo🧕
Waa lidkii ku ababshiyo👫
Kii kuu imaadaba🏃
Dadkay aayo dheer yiin💯
indho deerad leeyay👸👀

19/02/2024
04/02/2024

Taasi waxay ahayd guushi aan keenay lkn kamanan helin ixtiraan iyo mahad naq masuuliintii ama gudigii uxilsaarnayd deg/ raaso .waxaana dhihi karnaa taasi cadaad maaha inkasto oyna qurur badnayn inan kusoo qoro bartayda facebook aan ku leeyahay maadaama aaminaada aynaga qabaan shacabku ay isdiidan yihiin xaalada dhabtaa noogana imaanayso inaan helay xaquuq daan ka mudnayn taasi waa xaqiiqada dhabta ah

04/02/2024

Abwaanadan caanka ee
Tixaha soo curinayow
Culayskan isaaran ani
Car yaa iga caawin kara
Caruur anigoon lahayn
Cunaayo waxan shaqayn
Anoo camal suu baniyo
Cibaadaba gadan karayn
Waxaan cunayeen cabana
Illaah uu sii cabiray
Hadana caydh baan ahaye
Cidaydi ayaa latagay????

Address

Jijiga

Telephone

+251921073936

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Murti page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share