Pro Ridwan Sheik Nur

Pro Ridwan Sheik Nur Waxan ahay tabiye Kubbada cagta ah, taagera United ah iyo wariye Sports, kusoo dhawow Page-keygan. πŸ””
(2)

πŸš¨πŸŽ™| Michael Carrick:πŸ—£"Marcus Rashford Runtii aad ayaan ugu faraxsanahay, waxaan hubaa inay u fiicnayd inuu kusoo laabto ...
30/08/2026

πŸš¨πŸŽ™| Michael Carrick:πŸ—£"Marcus Rashford Runtii aad ayaan ugu faraxsanahay, waxaan hubaa inay u fiicnayd inuu kusoo laabto kooxda oo uu kulankan kusoo bilawdo.” []

πŸš¨πŸŽ™| Luke Shaw:πŸ—£β€œWaxaan rabaa inaan ka hadlo bandhigii Kobbie Mainoo waxaan u maleynayaa inuu caawa ahaa mid heer sare ah...
30/08/2026

πŸš¨πŸŽ™| Luke Shaw:πŸ—£β€œWaxaan rabaa inaan ka hadlo bandhigii Kobbie Mainoo waxaan u maleynayaa inuu caawa ahaa mid heer sare ah, runtii aad buu u fiicnaa."

β€œWaan ogahay in Bruno [Fernandes] uu dhaliyay hat-trick, laakiin anigu waxaan Mainoo u dooran lahaa ciyaaryahankii ugu fiicna kulankan."

β€œWaa farxad weyn inaan arko horumarkiisa. caawa wuxuu ahaa mid cajiib ah. Wuxuu khadka dhexe ka ahaa hoggaamiye dhab ah.” ❀️

πŸš¨πŸŽ™| Michael Carrick:πŸ—£β€œWaxaad arki kartay caawa isku-xirnaanta Bruno Fernandes, Youri Tielemans.""Kobbie Mainoo iyo Andre...
30/08/2026

πŸš¨πŸŽ™| Michael Carrick:πŸ—£β€œWaxaad arki kartay caawa isku-xirnaanta Bruno Fernandes, Youri Tielemans."

"Kobbie Mainoo iyo Andrey Santos inay aad u wanaagsan tahay, gaar ahaan caawa si fiican ayay u shaqeeyen.” πŸ”΄β€οΈ

πŸš¨πŸŽ™| Gary Neville:πŸ—£β€œMan United caawa waxay gaartet guul aad u weyn sida natiijada ka muuqata.""Lakiin waxaan hubaa in Car...
30/08/2026

πŸš¨πŸŽ™| Gary Neville:πŸ—£β€œMan United caawa waxay gaartet guul aad u weyn sida natiijada ka muuqata."

"Lakiin waxaan hubaa in Carrick uu kulanka oo dhan falanqeyn doono, wuuna ku farxi doono qaabkii ay kooxdu usameysay weerarka ee qaybtii labaad ee ciyaarta."

β€œLaakiin haddana wuxuu doonayaa inuu arko kooxdiisa oo horumar kaa sameyneysa dhinaca difaaca.”

πŸš¨πŸŽ™| Luke Shaw:πŸ—£β€œWaxaan xoogaa ka niyad-jabsanahay qaabka goolkii koowad lanooga dhaliyay, naftayda ayaan aad uga xanaaqe...
30/08/2026

πŸš¨πŸŽ™| Luke Shaw:πŸ—£β€œWaxaan xoogaa ka niyad-jabsanahay qaabka goolkii koowad lanooga dhaliyay, naftayda ayaan aad uga xanaaqey waayo waxaan masuul ka ahaa goolkii ugu horreeyay."

"Sababtoo ah waxaan kooxda geliyay xaalad aynaan rabin, khibraddayda darteed, waa inaan si ka wanaagsan sidan u ciyaaraa."

"Laakiin aad ayaan ugu faraxsanahay bandhigga kooxda ee qaybtii labaad.”

πŸš¨πŸ“Š Youri Tielemans bandhigiisii caawa maxaad ku qiimeyn lahayd 1 ilaa 10 vs. Ipswich:βœ…οΈ88 touchesβœ…οΈ64/70 successful pass...
30/08/2026

πŸš¨πŸ“Š Youri Tielemans bandhigiisii caawa maxaad ku qiimeyn lahayd 1 ilaa 10 vs. Ipswich:

βœ…οΈ88 touches
βœ…οΈ64/70 successful passes
βœ…οΈ20 line-breaking passes
βœ…οΈ15 passes into final third
βœ…οΈ7x possessions won
βœ…οΈ6/7 duels won
βœ…οΈ4/5 accurate long-balls
βœ…οΈ4 chances created
βœ…οΈ2/3 shots on target
βœ…οΈ1/1 successful take-ons

πŸš¨πŸŽ™| Michael Carrick:πŸ—£β€œHaddii aad rabto inaad noqoto koox guuleysata, waxaad la kulmi doontaa guuldarrooyin iyo caqabado....
30/08/2026

πŸš¨πŸŽ™| Michael Carrick:πŸ—£β€œHaddii aad rabto inaad noqoto koox guuleysata, waxaad la kulmi doontaa guuldarrooyin iyo caqabado."

"Sidaas darteed waa inaad barataa sida loola tacaalo caqabadahaas, loogana soo laabto guuldarroyinka.” πŸ”΄πŸ’ͺ

πŸš¨πŸŽ™οΈ| Michael Carrick:πŸ—£β€œWaan garanayaa in Bruno Fernandes uu helayo ammaanta, laakiin Kobbie Mainoo isna wuu mudan yahay ...
30/08/2026

πŸš¨πŸŽ™οΈ| Michael Carrick:πŸ—£β€œWaan garanayaa in Bruno Fernandes uu helayo ammaanta, laakiin Kobbie Mainoo isna wuu mudan yahay amaan badan."

β€œWuxuu caawa ahaa mid uu bandhiggiisu aad u heer sarreeyo, oo aan la joojin karin marka uu kubbada kuwato khadka dhexe...” β€οΈπŸ΄β€β˜ οΈ

πŸ“Š | Youri Tielemans ayaa kulankii Ipswich Town daboolay ama ordey 11.9km β€” waana masaafadii ugu badnayd oo uu ordo ciyaa...
30/08/2026

πŸ“Š | Youri Tielemans ayaa kulankii Ipswich Town daboolay ama ordey 11.9km β€” waana masaafadii ugu badnayd oo uu ordo ciyaar yahan kasta oo garoonka ku jirey ciyaarta.

🎯 Wuxuu sidoo kale abuurey 4 fursadood, taasoo ahayd tiradii ugu badnayd ee uu ciyaaryahan sameeyo.

Tielemans caawa wuxuu ahaa mashiinka khadka dhexe. πŸ”₯ []

πŸ”„ 2021 – Bruno Fernandes ayaa hat-trick dhaliyay kulankii ugu horreeyay ee Manchester United ay Old Trafford ku ciyaarto...
30/08/2026

πŸ”„ 2021 – Bruno Fernandes ayaa hat-trick dhaliyay kulankii ugu horreeyay ee Manchester United ay Old Trafford ku ciyaarto Premier League xilli-ciyaareedkas

πŸ”„ 2026 – Bruno Fernandes ayaa mar kale hat-trick dhaliyay kulankii ugu horreeyay ee Premier League ee ay Man United ku ciyaarto Old Trafford.

Taariikhdu dib isku soo celisay. ❀️πŸ”₯

Address

150-Km
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pro Ridwan Sheik Nur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Pro Ridwan Sheik Nur:

Shortcuts

Share

Category