Wardi cade

Wardi cade Help people

“Dabayshu geed walba way ruxdaa, balse geed adag xididkiisa ma goyso.” 🌿War waan idin salamnay asxabeey anago saan ah 🤚🤚
02/09/2026

“Dabayshu geed walba way ruxdaa, balse geed adag xididkiisa ma goyso.” 🌿

War waan idin salamnay asxabeey anago saan ah 🤚🤚

💍❤️ Hambalyo Aroos! ❤️💍Hambalyo iyo bogaadin arooskiinna. Alle ha idiinka dhigo guri ay ka buuxaan jacayl, farxad, barak...
30/08/2026

💍❤️ Hambalyo Aroos! ❤️💍

Hambalyo iyo bogaadin arooskiinna. Alle ha idiinka dhigo guri ay ka buuxaan jacayl, farxad, barako iyo is-qaddarin. 🤲
Noloshiinna cusub Alle ha ka dhigo mid kheyr iyo barwaaqo leh, ubad khayr qabana ha idinka siiyo.

Baarakallaahu lakumaa wa baaraka calaykumaa wa jamaaca baynakumaa fii khayr. 🌹

Wardi cade🫵

“Mar kasta oo aad naftaada doorato, ma tihid qof islaweyn; waxaad baranaysaa in nabadda qalbigaagu ay ka qiimo badan tah...
23/08/2026

“Mar kasta oo aad naftaada doorato, ma tihid qof islaweyn; waxaad baranaysaa in nabadda qalbigaagu ay ka qiimo badan tahay raalli-gelinta dadka oo dhan.” 🤍🌿

05/08/2026

Waziirka waa runtiii aniga hadii aan bun Caba vatka aniga ayaa bixiya

Bixinta daqliga waa furaha horumar, cadaalad, qof iyo bulsho labadaba.

04/08/2026

Deeganka Soomaalida dhul beeris.

dhul beeristu waa maalgelin mustaqbalka—waxay ilaalisaa deegaanka, waxayna kor u qaadaa caafimaadka iyo dhaqaalaha.

Congratulations Congratulations Congratulations boqorada zamzam xassan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
01/08/2026

Congratulations Congratulations Congratulations boqorada zamzam xassan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

31/07/2026

Hambalyo qurux igu qaali ah 🎓✨

Dadaalkaagu maanta wuu miro dhalay, waana bilow cusub oo ifaya. Mustaqbal qurux badan ayaan kuu rajaynayaa.

Hambalyo qalinjabin wallaladey 🎓👏Guulihiinna waa farxad iyo faan. Mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynayaa i.a✨
31/07/2026

Hambalyo qalinjabin wallaladey 🎓👏

Guulihiinna waa farxad iyo faan. Mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynayaa i.a✨

28/07/2026

Jawaabta biyo la,aaneyd filtu Madaxwayne Mustafe muhumed omar.ayaa ka jawaabay.

28/07/2026

Madaxwayne mustafe Muhumed omer…………

Address

Jijiga

Telephone

+251913438249

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wardi cade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share