Gayiga Ciided sports

Gayiga Ciided sports Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gayiga Ciided sports, Sport & recreation, Jijiga.

Labada kooxad ee kala aha  Horseed 🆚️Gaashaan yaa isugu soo hadhay kulanka k**a dambaysat ee finalka Tartanka kooxa heer...
08/01/2025

Labada kooxad ee kala aha Horseed 🆚️Gaashaan yaa isugu soo hadhay kulanka k**a dambaysat ee finalka Tartanka kooxa heerka koobada ee Deg.marsin

Starts  winners Nustariqa cup🏆 🥇
14/12/2024

Starts winners Nustariqa cup🏆 🥇

Waxaa Gabogabo maraya  Tartankii ka sacadaya magalada nustariq kaas oo aya final iskugu yimadeen labada koxood ee kala a...
12/12/2024

Waxaa Gabogabo maraya Tartankii ka sacadaya magalada nustariq kaas oo aya final iskugu yimadeen labada koxood ee kala aha
Star🆚️horyaal

Alxamdullilaah, waxaa si nabad ah inoogu soo idlaaday tartankii kubaddeed ee ka socday Marsin. Tartanka sidaan horey u s...
20/08/2024

Alxamdullilaah, waxaa si nabad ah inoogu soo idlaaday tartankii kubaddeed ee ka socday Marsin. Tartanka sidaan horey u sheegnay waxaa dhallinyarada ku dhiiri-geliyay walaal Faiz Bucurde.

Waxaan u hambalyaynayaa kooxda ku guulaysatay tartanka. Waxaan sidoo kale u hambalyaynayaa kooxdii kaalinta labaad gashay oo iyaguna aad u soo dadaalay. Iyo dhammaan kooxihii ka qaybgalay tartanka.

Waxaan dhallinyarada ku boorinaynaa inay tartamada kubaddeed ka dhaxlaan xirfad kubaddeed iyo is-dhexgal, si ay uga baaqsadaan balwadaha xun-xun.

Ugu dambayn, waxaan u mahad celinaynaa garsooreyaasha tartanka dhexdhexaadinay, kabtannadii kooxaha, booliiskii iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay habsami u socodka tartanka.

.

Koobkii xafiisyada ee dhalyarta loo qaban jiray Deg marsin😎Xaguu xafiiska sportigu ku ogyahay zanadkan Tolow 🧢Waxaa jira...
12/02/2024

Koobkii xafiisyada ee dhalyarta loo qaban jiray
Deg marsin😎
Xaguu xafiiska sportigu ku ogyahay zanadkan
Tolow 🧢
Waxaa jira dhalyar da yar ah oo xirfadooda soo saari lahaa

Kooxda kubada cagta ee xaafada 7aad ee maamulka magaalada Qabridahare ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee dhamaa...
03/02/2024

Kooxda kubada cagta ee xaafada 7aad ee maamulka magaalada Qabridahare ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee dhamaan xaafadaha magaalada Qabridahare oo mudo socday.

Koobkan oo uu soodiyaariyay Xafiiska Dhallinyarada iyo Ciyaaraha M ayay loollan adag ugaleen kooxo kasocday 12-ka xaafadood ee magaalada qabridahar. Koobkan ayaa ahaa daddaalada loogu jiro dhiirigalinta dhallinyarada iyo in ayna noqonin kuwo ku sifooba balwadaha xun-xun islamarkaana ay ka soo baxaan dhalinyar tayo saraysa kuna hubaysan akhlaaq wanaagsan.

Rasmi. Waxeey Naadiga Ciidanka Booliska Somaliyeed ee Heegan la soo wareegtey Goolhaaye Xasan Nuur ka so ahaay Goolhayih...
02/02/2024

Rasmi. Waxeey Naadiga Ciidanka Booliska Somaliyeed ee Heegan la soo wareegtey Goolhaaye Xasan Nuur ka so ahaay Goolhayihi Xulka Kubada Cagta Hirshabeele

Laacibkaan ayaa Naadiga u saxiixey heshiis labo sano ah waxaan leenahay Xasan ku so dhawaaw Heegan waxaan ku rajeyheena Nasiib wacan

Kooxda Dawlada Hargeisa Ayaa Laso Wareegtay Ciyaariyahan Axmed Mario.
01/02/2024

Kooxda Dawlada Hargeisa Ayaa Laso Wareegtay Ciyaariyahan Axmed Mario.

Nageeye Abdi Waa Xirfadle ku Adeeg Ta kubada CagTa  Kaas oo ka Dheela Boosaka DanBe ee  Daafac kaa soo ku ciyaar Lugta m...
22/04/2023

Nageeye Abdi Waa Xirfadle ku Adeeg Ta kubada CagTa Kaas oo ka Dheela Boosaka
DanBe ee Daafac kaa soo ku ciyaar Lugta midig waana ka ugu shaqada badan inta garoonka lagu jiro Kaas oo Le Toyo uu isgu xidhi karo dafaca iyo Dhexd

Horumar Wacan AYn ku RajaY NaYaa
ZHp meel kasatad TagTo
INzH AllH pro

WAA SHALAYKA FURMAY DAGAMDA MARSIN GOOBKA HERKA KOBAD EE DAGAMADA  KASOLAGU FURAY  KOXAHA  HORYAL EE XAFIISKA BERAHA  IY...
05/02/2023

WAA SHALAYKA FURMAY DAGAMDA MARSIN GOOBKA HERKA KOBAD EE DAGAMADA KASOLAGU FURAY KOXAHA HORYAL EE XAFIISKA BERAHA IYO KOXDA XAFISKA MALIYADA
WAXAYNKU KUSOOIDLATAY NATIIJADA CIYARTU
XAFISKA BERAH 5
XAFIISLA MALIYADA 1
SASNA WAXAY GUSHU KURACDAY KOXDA HORYAL EE XAFISKA BEAHA

HanbalYo hanbaLYo waxaa soo idlaDay koopkii ama Ligi Deeq oo aya ku GulaysaTaya kooxada Horyaal  cHampions HorYaaL
14/12/2022

HanbalYo hanbaLYo waxaa soo idlaDay koopkii ama Ligi Deeq oo aya ku GulaysaTaya kooxada Horyaal

cHampions HorYaaL

FuLL TIMEISTAAR 2BARLIIN 1
10/12/2022

FuLL TIME

ISTAAR 2
BARLIIN 1

Address

Jijiga

Telephone

+251920642340

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gayiga Ciided sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share