Aamiin Farmaajo

Aamiin Farmaajo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aamiin Farmaajo, Sport & recreation, iimey bari, Jijiga.

Kevin De Bruyne oo ku dhawaaqay inuu ka tagayo Kooxda Manchester City.Kevin De Bruyne ayaa ka tagi doona xagaagan Kooxda...
04/04/2025

Kevin De Bruyne oo ku dhawaaqay inuu ka tagayo Kooxda Manchester City.

Kevin De Bruyne ayaa ka tagi doona xagaagan Kooxda Manchester City, kaddib markii bayaan uu soo saaray maanta oo Jimce ah uu ku sheegay inuu soo afjari doono waayihiisa Man City oo uu ku tilmaamay cutubkii ugu fiicnaa xirfaddiisa ciyaareed.

Koobabka uu Kooxda Man City la qaaday De Brunye waxaa ku jira 6 horyaalka Premier League iyo Champions League.

10 sano kaddib Kevin De Bruyne ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagayo Kooxda Manchester City.

Kooxdee ayuu ku biiri doonaa Kevin?

Farmaajo

07/09/2023

Messi: 7 Ballon d'Or
Ronaldo: 5 Ballon d'Or

Messi : 6 golden boots
Ronaldo : 4 golden boots

Messi : 43 trophies๐Ÿ†
Ronaldo : 34 Trophies ๐Ÿ†

Ronaldo: 819 goals from 1146 matches
Messi: 805 goals in 1023 matches

Messi: 360 assists
Ronaldo: 234 assists

Messi: Free kicks 62 goals
Ronaldo : free kicks 60 goals

Messi : 2 golden ball 2014-2022
Ronaldo : 0 golden balls

Messi: Best Player of the 2015-2016 Copa America
Ronaldo: 0 euro's best players tournament

Messi: 4 times the world's best playmaker
Ronaldo : 0

Messi : 335+Man of the match
Ronaldo : 168 Man of the match

Messi : 3018 successful dribbles
Ronaldo : 1646 successful dribbles

Messi : 26 World Cup and Copa America goals / 25 assists
Ronaldo : 22 World Cup and Euro goals / 8 assists

Messi vs Ronaldo meeting record
Messi : 26 goals / 12 assists and 16 wins
Ronaldo : 21 goals / 1 assist and 11 wins

Messi: 1 world cup trophy ๐Ÿ†
Ronaldo: 0 world cup trophy ๐Ÿ†

Age has nothing to do with football โšฝ
Messi is the real GOAT๐Ÿโค๏ธ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท

Why do we still argue๐ŸŒš๐Ÿ˜…
Maxaynu walu ogumurmayna

๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Happy birthday to one of the best young players in the world, Phil Foden who turns 23 today! ๐ŸŽ‚ ๐Ÿ‘• 237 gamesโšฝ๏ธ 63 ...
28/05/2023

๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Happy birthday to one of the best young players in the world, Phil Foden who turns 23 today! ๐ŸŽ‚

๐Ÿ‘• 237 games
โšฝ๏ธ 63 goals
๐ŸŽฏ 49 assists
๐Ÿ† 5x Premier League
๐Ÿ† 1x FA Cup
๐Ÿ† 4x EFL Cup
๐Ÿ† 2x FA Community Shield

๐Ÿ’ซ 2x Premier League Young Player of the Season
๐ŸŒŸ 2x PFA Young Player of the Year

Incredible. ๐Ÿ‘๐Ÿฝ

Lagend Sergio Kun Aguero ayaa bilaabay goolasha kun goal ee xalay uu soo xiray Phil Fiden inta uu joogay Pep Guardiola.M...
04/05/2023

Lagend Sergio Kun Aguero ayaa bilaabay goolasha kun goal ee xalay uu soo xiray Phil Fiden inta uu joogay Pep Guardiola.

Mustaqbalka kooxda ayaa yiri aniga ii daaya anaa isku qoraya taariikhdaas Philip Foden ๐Ÿ‘ˆ

Hanad Page

Coming soon if Alaah says
26/04/2023

Coming soon if Alaah says

Manchester City-Bayernโ–ซ๏ธ Real Madrid-Chelseaโ–ซ๏ธ AC Milan-Napoliโ–ซ๏ธ Inter-Benfica
17/03/2023

Manchester City-Bayern
โ–ซ๏ธ Real Madrid-Chelsea
โ–ซ๏ธ AC Milan-Napoli
โ–ซ๏ธ Inter-Benfica

Qofkii Leenka kabaxaa nagabadiyay ๐Ÿค๐Ÿ˜‚walaalayalow aan iskaalmeysano oo Sawir ah๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
07/02/2023

Qofkii Leenka kabaxaa nagabadiyay ๐Ÿค๐Ÿ˜‚

walaalayalow aan iskaalmeysano oo Sawir ah๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Ramos ayaa ugu dambeyn dhexda ka galay Dooda Messi iyo Ronaldo waxaana uu sheegay Leo inuu yahay kan ugu fiican kubada c...
04/02/2023

Ramos ayaa ugu dambeyn dhexda ka galay Dooda Messi iyo Ronaldo waxaana uu sheegay Leo inuu yahay kan ugu fiican kubada cagta

Waxaa uu intaa ku daray inuu sanado badan kusoo dhibtooday inuu ka horyimaado Messi balse iminka uu ku raaxeysanayo maqaarkiisa

 :   signed Aymeric Laporte  in [2018]:๐Ÿ”ต 168 Appsโšฝ๏ธ 12 Goals๐Ÿ…ฐ๏ธ 4 Assists๐Ÿ† League Cup [x4]๐Ÿ† Premier League [x4]๐Ÿ† Charity ...
30/01/2023

: signed Aymeric Laporte in [2018]:

๐Ÿ”ต 168 Apps
โšฝ๏ธ 12 Goals
๐Ÿ…ฐ๏ธ 4 Assists
๐Ÿ† League Cup [x4]
๐Ÿ† Premier League [x4]
๐Ÿ† Charity Shield [x1]
๐Ÿ† FA Cup [x1]
๐Ÿ… PFA Team of the Year [x1]

SOLID DEFENDER ๐Ÿ˜‡๐Ÿ”ตโœ…

Deg deg: Gareth Bale ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay guud ahaan Kubada Ca**ta kooxha iyo kubada cagta caalamka.๐Ÿ‘€Max...
09/01/2023

Deg deg: Gareth Bale ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay guud ahaan Kubada Ca**ta kooxha iyo kubada cagta caalamka.๐Ÿ‘€

Maxaa lagu xasuusan doona ๐Ÿ‘‡

Manchester city Ayaa Guul 4_0 Ah Ka Gaartay Dhigeeda Chelsea.Goalal Ay Ka Kala Heshay: Riyad Mahrez โšฝ๏ธ โšฝ๏ธ Julian Alvarez...
08/01/2023

Manchester city Ayaa Guul 4_0 Ah Ka Gaartay Dhigeeda Chelsea.
Goalal Ay Ka Kala Heshay:
Riyad Mahrez โšฝ๏ธ โšฝ๏ธ
Julian Alvarez โšฝ๏ธ
Phil Foden โšฝ๏ธ
Kyle Walker ๐Ÿ…ฐ๏ธ

Manchester city Ayaa Wareega Xiga Wajihi Doonta Arsenal iyo Oxford United Midkii Soo Badiya Kulankoda Habeen Dambe.

๐Ÿ”ต M A T C H D A Y ๐Ÿ”ตReady for FA Cup action against Chelsea! ๐Ÿ†
08/01/2023

๐Ÿ”ต M A T C H D A Y ๐Ÿ”ต

Ready for FA Cup action against Chelsea! ๐Ÿ†

Address

Iimey Bari
Jijiga

Telephone

+251953584161

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aamiin Farmaajo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aamiin Farmaajo:

Share