Somali Sky sports

Somali Sky sports Kusoo dhawoow page kan oo kaa haqabtiri doona dhamaan wararka natiijooyinka iyo falanqayn la xidhiid

Rasmi Weeraryahanka reer 🇵🇹 Jao felix ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda chelsea isaga oo u saxeexay heshiis dhan 6 sano...
20/08/2024

Rasmi Weeraryahanka reer 🇵🇹 Jao felix ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda chelsea isaga oo u saxeexay heshiis dhan 6 sano oo ah ilaa 2030ka
Maxaad ku qiimayn lahayd saxeexan?

24/09/2022

Abwaan muuse cismaan | waa gabaygii dood jaad, abwaanka iyo jaadka oo wada hadlaya waxaa dhex maray sidan... | 0942259588.

Matthijis de Ligt ayaa ka dagay gegida Allianz Arena kadib markii ay dul dhigtay lacag dhan €70M + €10M Oo dheerada  isl...
19/07/2022

Matthijis de Ligt ayaa ka dagay gegida Allianz Arena kadib markii ay dul dhigtay lacag dhan €70M + €10M Oo dheerada islamarkaana qalinka ugu duugay heshiis dhacaya 2027 da kooxda bayern Munich

Kooxda Barcelona ayaa keentay qalcada camp nou Labadan ciyaartoy ee afka h**e isagoo u  saxeexay lewandowski ilaa 2025 H...
17/07/2022

Kooxda Barcelona ayaa keentay qalcada camp nou Labadan ciyaartoy ee afka h**e isagoo u saxeexay lewandowski ilaa 2025 Halka raphinha isagu uu qalinka ku duugay heshiis 5 sano ah oo ku eeg 2027
Iyadoo h**e ay ula wareegtay xidiga khadka dhexe 3e franck kissie
Barcelona way soo laabatay mala odhan karaa?

Thiago alcantra oo ku maadsanaya Mohamed salah Sawiraanta uu ku baahiyay bartiisa Instagramka ee uu feedhaha qaawanyahay
17/07/2022

Thiago alcantra oo ku maadsanaya Mohamed salah Sawiraanta uu ku baahiyay bartiisa Instagramka ee uu feedhaha qaawanyahay

Ciyaartoyga Ahmed Ali nour CarapO Oo Laga ganaaxay horyaalka somaliland muddo halsano ah
14/07/2022

Ciyaartoyga Ahmed Ali nour CarapO Oo Laga ganaaxay horyaalka somaliland muddo halsano ah

Ugu dambayn chelsea waa lasoo saxiixatay Sterling qiimo dhan £45 million + gunno £10million ah Heshiis dhacaya 2027 Waa ...
10/07/2022

Ugu dambayn chelsea waa lasoo saxiixatay Sterling qiimo dhan £45 million + gunno £10million ah Heshiis dhacaya 2027
Waa saxeexi koobaad ee mulkiilaha cusub ee kooxda.

Kooxda Blackburn rovers ayaa sheegtay inay dib ufuri doonto garoonkeeda si loogu oogo salaada CiiduL Adxada Iyada oo sid...
06/07/2022

Kooxda Blackburn rovers ayaa sheegtay inay dib ufuri doonto garoonkeeda si loogu oogo salaada CiiduL Adxada Iyada oo sidaasi yeeshay ciidul fidrigiina
Waa talaabo ku dayasho mudan😍

Ciyaarhan xamse shiikha oo ahaa mid kamida laf dhabarta Xulka Gobolka jarar oo si wayn looga tabay gobolka Maka mid taha...
06/07/2022

Ciyaarhan xamse shiikha oo ahaa mid kamida laf dhabarta Xulka Gobolka jarar oo si wayn looga tabay gobolka
Maka mid tahay dadka uxiisay Xamze zhiikha?

Maanta oo kale 2015 ayuu kusoo biiray kooxda  liverpool Roberto firminoMa odhan karnaa best brazilian in the primier lea...
06/07/2022

Maanta oo kale 2015 ayuu kusoo biiray kooxda liverpool Roberto firmino
Ma odhan karnaa best brazilian in the primier leagu??

Dimaria ayaa heshiis cusub la gaadhay kooxda juventus iyadoo dhawaan la shaacin doono saxeexan Ogow juventus waxay beec ...
06/07/2022

Dimaria ayaa heshiis cusub la gaadhay kooxda juventus iyadoo dhawaan la shaacin doono saxeexan
Ogow juventus waxay beec xor ah kula wareegtay sidoo kale Paul pogpa

Kulan loogu tartamayo kaalinta 3aad ee Koobka Gobolada DDS ayaa waxa isku wajahaya xulalka FaafaN iyo Qoraxey
06/07/2022

Kulan loogu tartamayo kaalinta 3aad ee Koobka Gobolada DDS ayaa waxa isku wajahaya xulalka FaafaN iyo Qoraxey

Address

Jijiga

Telephone

+251936479526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Sky sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category