13/12/2022
Hakim Zayech waa xiddiga kaliya ee xulka qaranka Morocco aan hal doolar oo mushaar ah ka qaadanin tan iyo sanadkii 2015.
Dhamaan wixii lacag ah oo kaga yimaada dhanka xulkiisa Morocco wuxuu yiri aniga hal dollar yaan la iga siin ee ha lagu sadaqeysto shaqaalaha xulka iyo qoysaska saboolka ah oo aan waxba haysan. Mohan yare