13/03/2023
Kooxda kubada cagta ee Fc al.aqza oo ah labo sano Xidhiidh ah ku guulaystey koobka kooxaha degmada jarati ee gobalka afdheer ayaa maanta ciyaar saaxibtinimo laciyaari doonta kooxda kubada cagta ee FC.qulqulo oo kadhisan xarunta gobalka afdheer ee degmada Hargelle sacadu waa 15:30 galabnimo gobta ama garoonka Hargele stadium