Goal sports

Goal sports | shirkad ๐ง๐š๐ช๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ฒ๐ฌ๐š, ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐š, ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ญ๐š๐ง๐š garomada casriga ee ๐“‡โ„ดโ„ด๐‘”๐’ถ ah.| company that ๐๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ฌ, ๐ž๐ฌ๐ญ๐ข๐ฆ๐š๐ญ๐ž and ๐›๐ฎ๐ข๐ฅ๐ญ modern ๐“‰๐“Š๐“‡๐’ป ๐‘”๐“‡๐’ถ๐“ˆ๐“ˆ stadiums.|

Artificial Stadium Construction Company
Shirkada Dhismaha Garoomada Rooga ah

๐ŸŒ™โœจ Mawlid Wanaagsan! โœจ๐ŸŒ™Maanta waxay ku beegan tahay xuska dhalashada Nabigeena Muxammad (NNKH), oo ah iftiin iyo hanuun ...
25/08/2026

๐ŸŒ™โœจ Mawlid Wanaagsan! โœจ๐ŸŒ™

Maanta waxay ku beegan tahay xuska dhalashada Nabigeena Muxammad (NNKH), oo ah iftiin iyo hanuun u ah dhammaan bini-aadamka.

Waxaan idiin rajeynayaa dhamaan muslimiinta Mawlid barakaysan oo uu ka buuxo is-jacayl iyo naxariis! ๐ŸŒŸ

๐Ÿ† FIINAALKA WEYN: SADAALI OO GUULEYSO 10K!๐Ÿ†Ma u diyaarsan tahay inaad ku guuleysato 10,000 BIRR? ๐Ÿค‘Waa dharbaaxadii ugu d...
10/07/2026

๐Ÿ† FIINAALKA WEYN: SADAALI OO GUULEYSO 10K!๐Ÿ†
Ma u diyaarsan tahay inaad ku guuleysato 10,000 BIRR? ๐Ÿค‘

Waa dharbaaxadii ugu dambaysay iyo kulanka ugu xiisaha badan ee KOOBKA 13AAD EE GOBOLADA DOWLAD DEEGAANKA SOMAALIDA 2026! โšฝ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ’ฅ SITTI Vs SHABEELLE ๐Ÿ’ฅ
Haddaba, cidda koobka qaadaysa iyo dhibcaha ay ku kala bixi doonaan adiga ayaa laga rabaa! Si aad qayb uga noqoto tartanka, fadlan si sax ah u raac shuruudahan fudud:

๐Ÿ“Œ SHARUUDDAHA TARTANKA:
1. Like & Follow: Like saar page-ka, kuna dhufo Follow.

2. Share: Sii faafi (Share) post-kaan adiga oo la wadaagaya asxaabtaada.

3. Saadaali: Qaybta comment-ka ku qor saadaashaada inta aysan ciyaartu bilaaban! โฑ๏ธ

โš ๏ธ FIIRO GAAR AH (F.G):
Haddii aad saadaasha saxdo laakiin aadan buuxin shuruudaha kore (Like, Follow, iyo Share), abaal-marinta waxaa la siin doonaa qofka ku xiga ee shuruudaha wada buuxiyey. Marka hubi inaad mid kasta samaysay!

Haddaba, maxaad sugaysaa? Maxay kula tahay natiijada ciyaartu? Reer Sitti mise Reer Shabeelle? ๐Ÿ‘‡ Ku qor comment-ka hadda! โฌ

Waxaa  xadhiga laga jaray  mashruc kamida mashariicaha garoomada rooga ee ay shirkadu dhistay, kuna yaala  degmada  .  M...
03/07/2026

Waxaa xadhiga laga jaray mashruc kamida mashariicaha garoomada rooga ee ay shirkadu dhistay, kuna yaala degmada .
Mashruucan ayaa kamid ah mashruuc bahiyaha dhaliyardaa iyo xirfadlyaasha kubadda wax badan ka tarto doona.

   #1448
16/06/2026

#1448


Awbare โ€” Waxaa xadhigga laga jaray Kuliyadda Xirfadaha iyo Farsamada Gacanta ee Maax-Dugsiiye.Madaxweynaha DDS, Mudane M...
09/06/2026

Awbare โ€” Waxaa xadhigga laga jaray Kuliyadda Xirfadaha iyo Farsamada Gacanta ee Maax-Dugsiiye.

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, iyo Wasiirka Xafiiska Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka, Mudane Xuseen Gaydh, ayaa xadhigga ka jaray, waxaana kamid ahaa garoon aan ka dhisnay kuliydan.

Waxaa sidoo kale ku jira goobo nasasho iyo garoomo ciyaareed oo loo dhisay si waafaqsan heerarka (standards-ka) kulliyadaha noocan oo kale ah. Ugu danbayn masuuliyiinta ayaa dhir-beeris ka sameeyay gudaha kuliyadda.




SRTV Somali

 Goal sports
27/05/2026


Goal sports

20/05/2026
Waxaa maanta xadhiga laga jaray garoonka Kubadda cagta ee dugsiga hoyga agoonta  ee maarmaarsa ee gobolka sitti, Dds. Ma...
05/05/2026

Waxaa maanta xadhiga laga jaray garoonka Kubadda cagta ee dugsiga hoyga agoonta ee maarmaarsa ee gobolka sitti, Dds.

Madaxweyne-ku-xigeenka Dds mud. Ibrahim cusamn faarax ayaa daah-furay garoon kubadeed oo ganacsato u dhalatay deegaanka Soomaalida ay ka hirgaliyeen dugsiga, kaas oo loogu talo galay in ardaydu ay ku madadaashaan,

Happy International Labor day
01/05/2026

Happy International Labor day

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goal sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Goal sports:

Shortcuts

Share