Galka galbeere

Galka galbeere in aad Aamusnaato ayaa tobanaan jeer ka sharaf badan in aad cabato ama aad baryootanto."

05/04/2026

Pakistan ayaa ku wargalisey Iiraan ineysan mardambe weerarin Boqortooyada Sucuudiga, maadama ay halis ugu jirto iney dhaqangaliso heshiiskii difaaca wadajirka ahaaa ee dhexmaray Pakistan iyo Sucuudiga.

Sida uu sheegay Suxufiga reer Pakistan ee Absar Alam, Pakistan waxay xaqiijisey in difaaca Sucuudiga iyo Ilaalinta labada masaajid ee barakeysan ay yihiin qayb muhiima oo kamid ah waajibka saaran ciidanka Pakistaniyiinta.

Pakistan waa dalka kaliya ee islaama ee Ciidamadiisu ay ku gaashaman yihiin hubka sida daran wax u gumaada ee nukliyeerka.

WAR DEG-DEG AH‼️🚨​Iran ayaa baahisay muuqaalka duuliyihii Maraykanka ahaa ee ay gacanta ku dhigeen, taas oo xaqiijisay w...
05/04/2026

WAR DEG-DEG AH‼️🚨

​Iran ayaa baahisay muuqaalka duuliyihii Maraykanka ahaa ee ay gacanta ku dhigeen, taas oo xaqiijisay walaacii ugu weynaa ee ay qabtay Washington. Telefishinka qaranka Iran ayaa baahiyay sawirrada xubin ka tirsan shaqaalaha diyaaradda F-15E Strike Eagle, taas oo la soo riday horraantii toddobaadkan; mid ka mid ah askartii saarnaa ayaa la soo badbaadiyay, halka sarkaalkii u qaabilsanaa hannaanka hubka (WSO) ay xabsiga dhigeen Ciidanka Ilaalada Kacaanka ee Iran.

​Sawirrada ayaa muujinaya askariga oo nool balse ku jira gacanta cadawga, taas oo ka dhigaysa "la-hayste dagaal" oo istaraatiiji ah. Donald Trump ayaa hadda wajahaya dhibaato weyn oo dhanka maxaabiista ah, taas oo xaddidaysa xulashadiisa milatari ka dib markii uu ugu hanjabay Iran inuu beegsan doono xarumaha korontada dalkaas.

OMAR ARTAN AAN USOO JEESANO 👀Garsoore Cumar C/qaadir Cartan ahaa caawa 8:00 Fiidnimo (XGA) garsoori doona kulan ka tirsa...
28/01/2024

OMAR ARTAN AAN USOO JEESANO 👀

Garsoore Cumar C/qaadir Cartan ahaa caawa 8:00 Fiidnimo (XGA) garsoori doona kulan ka tirsan wareega 16-ka koobma qaramada Afrika kaas oo dhexmari doona Equatorial Guinea & Guinea.

Kulankaan wuxuu uga dhigan yahay mid weyn, waana kulan uu tallaabo ugu qaadi karo inuu galo liiska garsoorayaasha Afrika ee koobka Adduunka 2026.

Cumar waa wiil Soomaaliyeed oo hammi weyn ka leh garsoorka, aan garab istaag u muujino, sidoo kalana u rajeyno inuu caawa ka baxsado.

Kalmado dhiirigalin ah u qorno, sidoo kalana aan wanaag u rajeyno 🤝🙌🏾

20/01/2024

Al caasimadi yah

26/08/2023

Umaadaa dar yeeshiyo ismaaciil
Da.yarti wax baratiyo ismaaciil
Dadku waxey yiraahdeen ismaaciil
Dusha waxan ku sidana duceyane ismaaciil

24/08/2023

🗣

24/08/2023

Taleeh Mogadishu soomaalia❤️

Beerta Dalxiiska Muqdisho Village oo laga furay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.Kaalay oo ku ciideeso kuna soo dalx...
18/04/2023

Beerta Dalxiiska Muqdisho Village oo laga furay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

Kaalay oo ku ciideeso kuna soo dalxiis beertan sida casriga ah loo dhisay loona qalabeeyay, waxaadna ka heleysaa adeegyo badan iyo soo dhaweyn heer sare ah.

Degmada Dalxiiska Dayniile kaalay oo ku dekey.

Sii Share gareeya
iimaan saney8

Khaalid Cabdullaahi Xirsi waa ciyaaryahan Soomaaliyeed oo ka ciyaaro dalka Mareekanka.Waa 18 jir weerarka ugu ciyaara Ak...
17/04/2023

Khaalid Cabdullaahi Xirsi waa ciyaaryahan Soomaaliyeed oo ka ciyaaro dalka Mareekanka.

Waa 18 jir weerarka ugu ciyaara Akadhamiyadda la yiraahdo Pathfinder FC.
dhawaan wuxuu tababar ku soo qaatay dalka Spain.
Khaalid wuxuu rajeeynayaa inuu xulka Soomaaliya metelo mustaqbalka dhaw.

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galka galbeere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share