CiYaraha Gobolka sitti

CiYaraha Gobolka sitti Follow dheh
Like dheh
Share dheh

Bari iyo  kulenkeeni ugu Horeyey ee aan la dheeli doono Gobolka dhawa GuuL soo wada qora dhanka comments ka
25/05/2024

Bari iyo kulenkeeni ugu Horeyey ee aan la dheeli doono Gobolka dhawa

GuuL soo wada qora dhanka comments ka

Ku Guleyso 500 birr  kulanka ugu Horeyo ee Gobolada DDS   kooxo kala ah  Gobolka Qoraxay  VS Gobolka Libaan  Shurudaha i...
25/05/2024

Ku Guleyso 500 birr kulanka ugu Horeyo ee Gobolada DDS kooxo kala ah Gobolka Qoraxay VS Gobolka Libaan

Shurudaha iska sax
Share dheh
Follow Nasoo dheh
Like saar

Ma jiri d Ciyaryahan kale oo LaLa  soo Wareegi karo Waxa ugu Dambeyso 4:50 pm
24/05/2024

Ma jiri d Ciyaryahan kale oo LaLa soo Wareegi karo

Waxa ugu Dambeyso 4:50 pm

War cusub Tababare ku xigeenka sanadkan NAZIR JAMAC OMAR Waa wiilka labo sano oo xidhidh ah na ku Guleystey koobka degmo...
24/05/2024

War cusub
Tababare ku xigeenka sanadkan NAZIR JAMAC OMAR
Waa wiilka labo sano oo xidhidh ah na ku Guleystey koobka degmooyinka Gobolka sitti semi final na Geyey koobka Degmooyinka Gobolada oo markiisii ugu Horeysey ka soo Muuqdey Gobolada DDS

MXA U RAJEYNEYSAA COUCH 2AAD FIKIRKAAGA QAYBTA COMMENTS

Makhtal  oo ka ciyara horyaalka Heerka kowaad ee Dalka Djibouti 🇩🇯  Gaar ahaan kooxda kubada cagta SDC Group    Labadii ...
24/05/2024

Makhtal oo ka ciyara horyaalka Heerka kowaad ee Dalka Djibouti 🇩🇯 Gaar ahaan kooxda kubada cagta SDC Group Labadii Sano ee ugu Dambeyseyna u Ciyarey Gobolka sitti ayaa ka soo Muuqday markiisii sadexaad ee Gobolka sitti

Mxa u rajeyneysaa Makhtal Fikirkaaga qaybta comments

Xidiga kooxda kubada cagta Hormood ee ka dheesha Horyaalka dire dawa. Oo Loo Garan og Yahay Naano Jr ayaa isagna matali ...
24/05/2024

Xidiga kooxda kubada cagta Hormood ee ka dheesha Horyaalka dire dawa. Oo Loo Garan og Yahay Naano Jr ayaa isagna matali doono xulkiisa Gobolka sitti

Mxa u rajeyneysaa. Fikirkaaga qaybta comments

Da Yarka deg. Hadhigala  sanadkan degmooyinkii Gobolada la soo Hantey deg. Raaso    sanadkana wacdaraha ka dhigay degmoo...
24/05/2024

Da Yarka deg. Hadhigala sanadkan degmooyinkii Gobolada la soo Hantey deg. Raaso sanadkana wacdaraha ka dhigay degmooyinka Gobolka sitti
Ayaa Manta Qayb ka Noqdey u ciyarista Gobolkiisa sitti

Mxa u Rajeynaysaa. Fikirkaaga qaybta Comments

Macalinka Gobolka sitti. Iyo Saxibadiisa oo iyagna kala Hogaaminayo Gobolada afdheer iyo Qoraxay Ma kula tahay sadexdaas...
24/05/2024

Macalinka Gobolka sitti. Iyo Saxibadiisa oo iyagna kala Hogaaminayo Gobolada afdheer iyo Qoraxay

Ma kula tahay sadexdaas macalin in ay labo kamida ay gaadhi donaan K**a dambeysta tartanka ee finally

Sanadkan 2016 (2024) waa kee Gobolka aad is leedahay waa guulaystaha tartanka Gobolada   gobolka sitti
24/05/2024

Sanadkan 2016 (2024) waa kee Gobolka aad is leedahay waa guulaystaha tartanka
Gobolada

gobolka sitti

Qasim Omar oo ka Ciyaara Horyaalka Heerka 1aad ee Dalka Djabouti Gaar ahaan Kooxda kubadda Cagta Gendermare ayaa kasoo d...
24/05/2024

Qasim Omar oo ka Ciyaara Horyaalka Heerka 1aad ee Dalka Djabouti Gaar ahaan Kooxda kubadda Cagta Gendermare ayaa kasoo dhex muuqan doona Xulka Gobalka Sitti.
Difaacan Mayalka adag ayaa ka mida kuwa ugu wanagsan ee ka Ciyaarta Horyaalka Dalka DJabouti.

Address

Dire Dawa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CiYaraha Gobolka sitti posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share