Farhan Dayax

Farhan Dayax SPORTS ⚽️

07/05/2025
Hooyo macaan majirto erayo  lagu soo koobi karo amaan teedaHooyo hooyo macaantoHooy iyo xarun baa tahooadaan xubnahaaga ...
26/10/2023

Hooyo macaan majirto erayo lagu soo koobi karo amaan teeda

Hooyo hooyo macaanto
Hooy iyo xarun baa tahoo
adaan xubnahaaga iyo
ka go,ay xuduntaada oo
xurmo iyo ii horseeday sharaf
intaan xab iyo dhiig ahaa
intaan xinjiraha ahaa
fooshiyo xiligii adkaa
intaad i xambaarsanayd
xanaaniyo nuujin wacan
xagaaga intaan ka helay
kaa xaalmeri eebeheen
hooyooy hooyoooy
xaqaaga ma gudi karee
intaad ifka xaadir tahay
xifdiga eebeheen ku waar
dhankasta xero nabada joog
alloow xaga aakhirana
xabiibka agtiisa iyo
janada xarun kaaga yeel

Illaahow cimri dheer iyo cibaado suuban kusii aakhirana calafkaaga jannada ka dhig🤲❤️🫶 Ardo Mohamoud Ali

Thomas partey oo kusoo laabtay training Come on gunners 🤙
02/10/2023

Thomas partey oo kusoo laabtay training

Come on gunners 🤙

Waxaan halgan ugu jiraa sidaad Naftayda u qancin lahaa Naftayda u hormarin lahaa nolosha waa duruus adayg iyo dhiiranan ...
02/09/2023

Waxaan halgan ugu jiraa sidaad Naftayda u qancin lahaa Naftayda u hormarin lahaa nolosha waa duruus adayg iyo dhiiranan u baahan riyooyin walba iyo yool kasta oon nolosha ka leehay RABOW ila garab qabo

“NAFTAYDAY GACALO “

Pharhan Abdillahi

Chouma MUPARAK 🕌
01/09/2023

Chouma MUPARAK 🕌

CAAWA iyo Xaflada weyn 7:00 isku Aadka Champions league,Sidoo kale Xidiga sanadka Yurub oo ay isku hayaan Messi,Haaland ...
31/08/2023

CAAWA iyo Xaflada weyn 7:00 isku Aadka Champions league,Sidoo kale Xidiga sanadka Yurub oo ay isku hayaan Messi,Haaland iyo De Bruyne

SELFIE 😍
22/06/2023

SELFIE 😍

19/04/2023

Somalia u 17 guul ayaan idiin rajaynaynaa 🫡
wixiii laydinka bartay laydinka sugayaa
ViVa SoMaLia❤️🫡

Chelsea ayaa laga reebay Champions league xili Lampard afar ciyaar xiriir la garaacayREAL IYO MILAN waa Semi Finalka oo ...
19/04/2023

Chelsea ayaa laga reebay Champions league xili Lampard afar ciyaar xiriir la garaacay

REAL IYO MILAN waa Semi Finalka oo waasoo gudbeen caaawa

JIG JIGA OO BARWAAQAYSAN MANSHA ALLAH IYO GALAB QURXOON 😍
03/04/2023

JIG JIGA OO BARWAAQAYSAN MANSHA ALLAH IYO GALAB QURXOON 😍

JAWIGA OO ROOBAN MAALINKA OO AH RAMADAN IYO JAAMACADA JIG JIGA ALLOW RAMADANTA KHYRKEEDA NA SII 🤲☪️
23/03/2023

JAWIGA OO ROOBAN MAALINKA OO AH RAMADAN IYO JAAMACADA JIG JIGA

ALLOW RAMADANTA KHYRKEEDA NA SII 🤲☪️

Address

Dire Dawa
FARHANDAYAX

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhan Dayax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Farhan Dayax:

Share

Category