29/12/2025
WAR CUSUB:
Xoggo hordhac ayaa tibaaxaya in shirkada isgaadhsiinta Itoobiya waddo qorshe lagu kordhinayo qiimaha adeegyada ay bixiso.
Arrintan ayaa imanaya xili shirkada Safari ay qiimo 80% ah kordhiyeen. Korodhka Safari ayaa la warrinaya inuu hordhac u ahaa korodh ka iman doona ETC.