Abdirahman Haji Gurey

Abdirahman Haji Gurey Don't work hardly, work smartly ♻️

Ederson ayaa noqday goolhayaha ugu assist ga badan taariikhda PL ka isaga oo sameeyay 7 assists .He's midfielder not goa...
13/04/2025

Ederson ayaa noqday goolhayaha ugu assist ga badan taariikhda PL ka isaga oo sameeyay 7 assists .

He's midfielder not goalkeeper

13/12/2024

HT
Sanaag Vs Bari 0:1

03/10/2024

📍

🚨Breaking Macallinkii England Southgate ayaa baneeyay shaqadii tababarnimo.Yaad lajeclaan lahyd Xulka Saddexda libaax .
16/07/2024

🚨Breaking Macallinkii England Southgate ayaa baneeyay shaqadii tababarnimo.

Yaad lajeclaan lahyd Xulka Saddexda libaax .

Salah laacib uu u ekaaday sheeg, waa laacib usoo ciyaaray Barca iyo atletico Madrid .
09/06/2024

Salah laacib uu u ekaaday sheeg, waa laacib usoo ciyaaray Barca iyo atletico Madrid .

  yaa horyaalka qaadi doona saadaali Pep 👍Arteta 😊
16/05/2024

yaa horyaalka qaadi doona saadaali
Pep 👍
Arteta 😊

Horyaalkii premier league wuu soo laabtay iyadoo la ciyaari doono kulamo adag.City 🆚 ArsenalBrighton 🆚 Liverpool Yaa kuf...
29/03/2024

Horyaalkii premier league wuu soo laabtay iyadoo la ciyaari doono kulamo adag.

City 🆚 Arsenal
Brighton 🆚 Liverpool

Yaa kufi doona isbuucan saadaali

Abaaay abaay faraha looga guban isku aadkan . Kulankee ugu adag
15/03/2024

Abaaay abaay faraha looga guban isku aadkan .
Kulankee ugu adag

11/03/2024

Indhayarkii Liverpool xalay waaka yaabsaday khadkii dhexe ee city

Bal daawo

Address

Addis Ababa

Telephone

+252907873265

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Haji Gurey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share