Arsenal Somali - Football

Arsenal Somali - Football Welcome to the Arsenal Somali football the fans page

Halkaan waxaad ka heli kartaa dhammaan wararka ku saabsan Arsenal iyo suuqa kala iibsiga.
(1)

nagu soo biir si aynu saaxiibo dhow noqono 》kusoo dhowaada page ka Rasmiga ah ee Arsenal Somali - Football. Arsenal Somali - Football waa page ay leeyihiin tageerayaasha Arsenal ee Soomaaliyeed waxa uu soo gudbiyaa

》Warar
》warbixino
》tabinta kulamada ay dheesho kooxda
》taariikhda ciyaartoyda
》Suuqa kala iibsiga kooxda
》iyo wax walba oo Aad uga baahan tahay kooxda. Hadii Aad horey noola joogtay wa

ad ku mahad santahay lasocod kaaga hadii ay tahay markii kugu horaysay ee Aad nasoo booqato fadlan like saar page kan

》》》》Welcome Arsenal Somali - Football 《《《《



●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●



》 Welcome to the Official Page of Arsenal Somali - Football. Arsenal Somali - Football is a page provided by Somali Arsenal fans

》 News
》 Reports
》 Reporting team matches
》 Player history
》Club transfer market
》 And everything you need from the team. If you have been with us before, thank you for following us. If this is your first time visiting us, please like this page.

》》》》 Welcome Arsenal Somali - Football 《《《《

Forever a Gunner❤️🤍
30/08/2026

Forever a Gunner❤️🤍

Fabio Veira to Hamburg Good bye🔵⚪️✅️Fabio Vieira ayaa si guul leh u ugu baasay baaritaankiisa caafimaad, wuxuuna saxiixi...
30/08/2026

Fabio Veira to Hamburg Good bye🔵⚪️✅️

Fabio Vieira ayaa si guul leh u ugu baasay baaritaankiisa caafimaad, wuxuuna saxiixi doonaa berri, Qandaraaska oo socon doona ilaa 2030

Arsenal ayaa heshay 9 milyan oo Yuuro marka laga reebo waxyaabaha lagu daray iyo boqoley yar oo ku jirta dib u iibinta mustaqbalka.✅️

Jesus✅️
Martinellli✅️
Fabio✅️
Kiwoir✅️

W/Q Mrfreeman

🔴⚪️✅️ | Tababare Mikel Arteta iyo Agaasime Andrea Berta kooxda ilaa 2040 u diyaarinayaan.Ma aamineysa da'yaradan kuligoo...
30/08/2026

🔴⚪️✅️ | Tababare Mikel Arteta iyo Agaasime Andrea Berta kooxda ilaa 2040 u diyaarinayaan.

Ma aamineysa da'yaradan kuligood kooxooda iyaga ugu ficnaa.

Alaabtan afduub ayaa la dhahaa.😁

W/Q Mrfreeman

📸 Training today🔜Aston Villa
30/08/2026

📸 Training today🔜Aston Villa

Thank You for Every things 😍
30/08/2026

Thank You for Every things 😍

🚨🔴⚪️MARTINELLI TO AL -HILAL HERE WE GO! 🤝🇧🇷 Martinelli iyo Al Hilal ayaa gaaray heshiis afka ah, iyadoo lacagta heshiisk...
30/08/2026

🚨🔴⚪️MARTINELLI TO AL -HILAL HERE WE GO! 🤝🇧🇷

Martinelli iyo Al Hilal ayaa gaaray heshiis afka ah, iyadoo lacagta heshiisku ka badan tahay €65M oo ay ku jiraan add-ons. 💰

✈️ Martinelli ayaa loo fasaxay inuu 24-ka saac ee soo socda u safro, si uu u dhammaystiro tallaabooyinka ugu dambeeya ee heshiiska.

Good luck Gabi❤️

🚨🔴⚪️HERE WE GO! GABRIEL JESUS → BARCELONA! 🤝Barcelona ayaa heshiis la gaartay Arsenal si ay ula wareegto Gabriel Jesus. ...
30/08/2026

🚨🔴⚪️HERE WE GO! GABRIEL JESUS → BARCELONA! 🤝

Barcelona ayaa heshiis la gaartay Arsenal si ay ula wareegto Gabriel Jesus. 🇧🇷

💰 Arsenal waxay heli doontaa €10M + add-ons.

good luck gabi❤️

Good Luck Gabi 😍😢
29/08/2026

Good Luck Gabi 😍😢

🚨🔴⚪️ ANDRIA BARTISHVILI TO ARSENAL✅🇬🇪 Andria Bartishvili, oo 17 jir ah, ayaa si rasmi ah ugu soo biiraya Arsenal. 🤝💰 Lac...
29/08/2026

🚨🔴⚪️ ANDRIA BARTISHVILI TO ARSENAL✅

🇬🇪 Andria Bartishvili, oo 17 jir ah, ayaa si rasmi ah ugu soo biiraya Arsenal. 🤝

💰 Lacagta: €4.5M
✍️ Qandaraaska: 5 sano

🩺 Bartishvili ayaa 1-da September imaanaya London si uu u maro baaritaanka caafimaadka.

💣 Arsenal ayaa Liverpool kaga guuleysatay tartanka loogu jiray xiddiga reer Georgia.

DAaDa✍️

🚨 𝐂𝐎𝐍𝐅𝐈𝐑𝐌𝐄𝐃: Arsenal’s 2026/27 Champions League league phase fixtures. ✅📆Sep 9: Napoli (a)Oct 13: Lille (h)Oct 21: Bayer...
29/08/2026

🚨 𝐂𝐎𝐍𝐅𝐈𝐑𝐌𝐄𝐃: Arsenal’s 2026/27 Champions League league phase fixtures. ✅📆

Sep 9: Napoli (a)
Oct 13: Lille (h)
Oct 21: Bayern Munich (a)
Nov 4: Slavia Prague (a)
Nov 24: Borussia Dortmund (h)
Dec 9: Real Madrid (h)
Jan 20: Real Betis (a)
Jan 27: Sabah (h)

Address

Patmon Drive Elk Grove
Addis Ababa
95624

Telephone

+252907874749

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arsenal Somali - Football posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arsenal Somali - Football:

Shortcuts

Share