Real Madrid FC Somali Fans

Real Madrid FC Somali Fans ♦️🤍 halkan wax ka heli dontaa wararkii ugu danbeyay kooxda -tabinta ciyaarta -taariikho h**e ku so dhawada pagekan RM somali gacmo furan.

waxad ka heleysin wararka ku sabsan real madrid , transfer news. pagekan wa page kaliya somali rmd fans ledahay. wana best page in fb
Description
░░░░█▀█░█░░░█▀▀░█▀█░█▀▀░█▀▀░░░█░ ░░░░█▀▀░█░░░█▀░░█▀█░▀▀█░█▀░░░░▀░ ░░░░█░░░█▄▄░█▄▄░█░█░▄▄█░█▄▄░░░▄░ ☆★☆★☆★☆★☆★☆★☆★☆★☆★☆★☆★☆ ░█░░░█░█░▄▀░█▀▀░░░░▀█▀░█░█░█░▄▀▀░ ░█░░░█░█▀░░░█▀░░▄▄░░█░░█▀█░█░░▀▄░ ░█▄▄░█░█░▀▄░█▄▄░░░░░█░░█░█░█░▄▄▀

🥹
11/05/2026

🥹

Roberto Carlos 🤍
10/05/2026

Roberto Carlos 🤍

Habeen wanaagsan
10/05/2026

Habeen wanaagsan

30/08/2025

Well come back shpyal🤍🔥

Thibaut Courtois ayaa weerar afka ku qaday macalin Carlo Ancelotti  isagoo shegay in kooxdu ubaahantahy isku dheeli tirn...
18/04/2025

Thibaut Courtois ayaa weerar afka ku qaday macalin Carlo Ancelotti isagoo shegay in kooxdu ubaahantahy isku dheeli tirnaan dhanka taticska io ISku xirnaan oo aysan kooxdu marwalba ku tiirsanan karin bandhig shakhsiyadeedka playerinta werarka

“Macquul ma,aha inaa marwalba sugno in afarta wiil ee weerarka inay mar walba ka dhex baxaan saddex ciyaaryahan kana dhaliyaan gool mucjiso ah.”

Courtois wuxuu muujinayaa in kooxda aysan ku tiirsanaan karin oo keliya weeraryahanada inay sameeyaan waxyaabo mucjiso ah si ay u guuleystaan. Wuxuu doonayaa in kooxda oo dhan si isku dheelli tiran u ciyaarto, isla markaana aysan ku fakarin in weerarka keligood wax walba qabanayaan. Waa dhaleeceyn dhanka ciyaarta iyo qorshaha guud ee kooxda ah.

hadalka cabqariga rer belguim ayaa kuso adaya warar ilaa shalay isaso tarayey ee shegayey in macalin carlo is casilayo Finalka copa delerey kadib oona sugaynba inta kadhiman seasonka

maxay kula muqata adiga!?
w/Q Jama Mohamed Ali

Ciyaaryahan udhashay England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Ayaa goal ka dhaliyey koox ka dhisan England Waliba asagoo jooga wadankisii England...
11/02/2025

Ciyaaryahan udhashay England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿
Ayaa goal ka dhaliyey koox ka dhisan England
Waliba asagoo jooga wadankisii England

His name is Jude William Victor Bellingham

Stay Humble eh😂👋

Samaara Ina Shariif

Talk to me now!!?😂😂🤍🔥Who is crying now?😭😂😂
11/02/2025

Talk to me now!!?😂😂🤍🔥
Who is crying now?😭😂😂

War yarku raganimo badana intuu noga maqnaa😂😂🔥yarkii is walayey ee maffeo khamarji baa helah markii goalka 3aad Realmadr...
09/01/2025

War yarku raganimo badana intuu noga maqnaa😂😂🔥
yarkii is walayey ee maffeo khamarji baa helah markii goalka 3aad Realmadrid dhalisay inta loo tagay ba layiri abo hanagu dhimane is daji maxa isu walaysa😂😂shumisna walogu daray mcn hoo icun😂😂💔

Ka hor semi-finalka Spanish Super Cup ee lagu balansanyahy inuu dhaco habenimada isniinta u dhexeeya Realmadrid io R.mal...
05/01/2025

Ka hor semi-finalka Spanish Super Cup ee lagu balansanyahy inuu dhaco habenimada isniinta u dhexeeya Realmadrid io R.malorca daafaca malorca ee Maffeo oo wax laga waydiyey khilaafka io dagaalka ka dhex dhaca isaga io Vinicius Jr mar walba ayaa yiri "waxan raba inaan laciyaaro isaga Ciyaar feer ah"
"Waxaan u maleynayaa inaan guuleysan doono, wax shaki ah k**a qabo, waxaan ku baabi'in doonaa 10 ilbiriqsi gudahood."😂😂😂

yarkaasi waa kharaaray wllhi feer halay balamiyo kulahaa musow isdaji😂😂😂

what aplayer jude🥵🔥🤍wuxuu khasariyey Rigore balse Ralmadrid oo goal lagu leyahy Red card lasjyey ayuu goalka barejada ca...
03/01/2025

what aplayer jude🥵🔥🤍
wuxuu khasariyey Rigore balse Ralmadrid oo goal lagu leyahy Red card lasjyey ayuu goalka barejada cawiyey kan gushana dhaliyey🔥🤍
Camback ugu h**eyey2025 wa iskenay kuwo badan baa sugaynaaa🔥🔜🩸🤍

Dirección

Madrid
903-450

Horario de Apertura

Lunes 09:00 - 17:00
Martes 09:00 - 17:00
Miércoles 09:00 - 17:00
Jueves 09:00 - 17:00
Viernes 09:00 - 17:00

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Real Madrid FC Somali Fans publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Contacto La Empresa

Enviar un mensaje a Real Madrid FC Somali Fans:

Atajos

Compartir

Categoría