15/02/2022
Real si nidaamsan ayay u difaacatay haafkii h**e sido kale laacibiinta qadka dhexe qaab dhow ayay iskula socdeen, Asensio iyo Vinicius kaliya howshooda ma aheen weerar waxayna ka qeyb qaateen daafaca.
Haafka danbe ayaa u eg PSG ay god ku dhici doonto sidii aan Ancelotti uga baranay.
Hala Madrid ♥️