Abdi Casaan

Abdi Casaan Football ⚽️❤️

Thank you, Leo. 🐐👋
31/08/2026

Thank you, Leo. 🐐👋

🚨BREAKING: Manchester City ayaa heshiis la gaartay Everton si ay ula soo saxiixato Iliman Ndiaye – Here we go! ✅️Iliman ...
31/08/2026

🚨BREAKING: Manchester City ayaa heshiis la gaartay Everton si ay ula soo saxiixato Iliman Ndiaye – Here we go! ✅️

Iliman Ndiaye waxaa la siiyay ogolaansho si uu u maro baaritaanka caafimaadka.

Qiimaha heshiiska: waa £65 milyan oo package ah.

🚨💣 WAR DEG-DEG: Manchester City ayaa markii ugu horreysay xagaagan si rasmi ah ula xiriirtay Chelsea, si ay uga wada xaa...
31/08/2026

🚨💣 WAR DEG-DEG: Manchester City ayaa markii ugu horreysay xagaagan si rasmi ah ula xiriirtay Chelsea, si ay uga wada xaajoodaan saxiixa Enzo Fernández.

Wadahadallada labada kooxood ayaa hadda socda, waxaana heshiisku marayaa heer muhiim ah.

Enzo Fernández isaguna wuxuu sugayaa go’aanka ugu dambeeya!

⏳️👀

[Fabrizio Romano]

🚨Gabriel Jesus ayaa galabta soo gadhay magaalada Barcelona! 🛩
31/08/2026

🚨Gabriel Jesus ayaa galabta soo gadhay magaalada Barcelona! 🛩

🚨 WAR DEG-DEG AH: Cody Gakpo wuxuu sii joogayaa Liverpool. Manchester City ayaa dalab dhan £75 milyan + £5 milyan oo dhe...
31/08/2026

🚨 WAR DEG-DEG AH: Cody Gakpo wuxuu sii joogayaa Liverpool.

Manchester City ayaa dalab dhan £75 milyan + £5 milyan oo dheeraad ah ka gudbisay Liverpool, balse Liverpool ayaa diiday. ❌

Dhammaan dhinacyada ayaa si toos ah u xaqiijiyay in wadahadalladii la joojiyay, Manchester City-na ay hadda si buuxda diiradda u saartay isku dayga ay ku doonayso Enzo Fernández.

🚨RASMI: Lionel Messi ayaa si rasmi ah uga fariistay ciyaaraha caalamiga ah ee xulka Argentina. Wuxuu soo afjaray safar c...
31/08/2026

🚨RASMI: Lionel Messi ayaa si rasmi ah uga fariistay ciyaaraha caalamiga ah ee xulka Argentina.

Wuxuu soo afjaray safar caalami ah oo socday in ka badan 20 sano.

🇦🇷 Kulamadii uu saftay: 207
⚽ Goolasha: 125
🅰️ Caawinnada: 65
🎩 Hat-trick-yada caalamiga ah: 10
🌎 Koobka Adduunka uu ka qaybgalay: 6 jeer
⚽ Goolasha Koobka Adduunka: 21
🏟️ Kulamada Koobka Adduunka: 26
🏆 Koobka Adduunka: 1 — 2022
🏆 Copa América: 2 — 2021, 2024
🏆 Finalissima: 1 — 2022
🥇 Biladda Dahabka Olombikada: 1 — 2008
🏅 Golden Ball-ka Koobka Adduunka: 2 — 2014, 2022
👑 Gooldhaliyaha ugu sarreeya taariikhda xulka Argentina
👑 Ciyaaryahanka ugu safashada badan taariikhda Argentina.

🐐 👋

Barcelona waxay Ferran Torres ku iibisay 50 milyan oo yuuro, halka ay Karim Adeyemi iyo Gabriel Jesus ku soo iibsatay 32...
30/08/2026

Barcelona waxay Ferran Torres ku iibisay 50 milyan oo yuuro, halka ay Karim Adeyemi iyo Gabriel Jesus ku soo iibsatay 32 milyan oo yuuro!

30/08/2026

Waan jeclahay heshiisyadan noocan oo kale ah ee aysan inta badan taageerayaashu anay jeclayn.

Gabriel Jesus ⭐️🔥

🚨 Livaković wuu sii joogayaa Barcelona, wuxuuna noqon doonaa goolhayaha labaad, kadib Joan García. ✅️
30/08/2026

🚨 Livaković wuu sii joogayaa Barcelona, wuxuuna noqon doonaa goolhayaha labaad, kadib Joan García. ✅️

🚨 Gabriel Jesus ayaa berri mari doona baaritaanka caafimaadka.Kadibna, Jesus wuxuu Barcelona u saxiixi doonaa qandaraas ...
30/08/2026

🚨 Gabriel Jesus ayaa berri mari doona baaritaanka caafimaadka.

Kadibna, Jesus wuxuu Barcelona u saxiixi doonaa qandaraas 2 sano ah, iyadoo heshiiska uu ku jiro ikhtiyaar lagu kordhin karo hal sano oo dheeraad ah.

Dirección

Barcelona

Teléfono

+252634649375

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Abdi Casaan publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Atajos

Compartir

Categoría