18/08/2026
Guddoomiyaha Xiriirka Ciyaaraha Jaaliyadda soomaalida dalka Masar Eng. Abdala Hassan Galkacyo, ayaa kulan sagootin ah u sameeyay laacibkii h**e ee Xulka Puntland, isla markaana ahaa Captain-kii h**e ee Xulka Gobolka Nugaal, Sharmake Hambo.
Sharmake ayaa dalka Masar u joogay arrimo caafimaad oo la xiriira ACL. Waxaan u rajaynaynaa caafimaad taam ah, soo kabasho degdeg ah