03/05/2025
🚨🔴 Arsenal ayaa liiskeeda suuqa ee xagaaga ku darsatay Ademola Lookman oo baxsad ka ah kooxda reer italy ee Atlanta, Kooxo badan ayaa doonaya xidigan.
Wali isma badalin qorshaha xidiga, Lookman waxa uu doonayaa in uu qaado talaabada xigta ee mustaqbalkiisa xagaagan, imaanshiihisa Premier League waa suurtogal aad uwayn.
27 jirkan weerarka ka ciyaara ayaa qandaraas kula jira kooxda Bergamo ilaa 2027 waxana uu u dhaliyay 20 gool iyo todoba caawin tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.
Xigasho( 🇳🇬).
Wa’ane✍🏾.