Bandhiga somalia

Bandhiga somalia bandhiga somalia

 /weyne
02/05/2023

/weyne

28/04/2021

SCW kusaliya dhaman NNK si aad ajirka u aruursataan

Midnimada waa muqadas korkortan siyasadeed marnaba magaleyso
15/12/2020

Midnimada waa muqadas korkortan siyasadeed marnaba magaleyso

08/12/2020

Siyasada somali waxey ubahantahay arimaha masiriga ah in si wadajira meel looga sowadajeesto

02/10/2020

Raaliya markey arkaan hablaha soomaliyees aflagadooyin bey kusooqoraan video ga korkiisa adi maxey kulatahay

27/08/2020

๐Ÿคฃshikadan maxaa kajira hadeyruntahay commenti nogureeb qisa aad goobjoog ka ahed

Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil โ€œXaliimo Yareyโ€ oo maanta hor...
27/06/2020

Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil โ€œXaliimo Yareyโ€ oo maanta hor-tagtay Aqalka hoose ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in aan dalka hadda laga qaban Karin doorasho qof iyo cod ah sidaasi darteed uu Guddiga doorashada u baahanyahay in la siiyo waqti dheeraad ah.

Waxay tilmaantay in ay u baahanyihiin 13 bil oo dheeraad ah oo ka billaabaneysa Bisha July sanadkaan 2020-ka , kuna egโ€™ Agosto 2021-ka .

โ€œSuura-gal maaha markii aan eegno waaqiciga maanta in Soomaaliya ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah oo waqtigeeda ku dhacdaโ€ ayey Xaliima Yarey ka hor sheegtay Baarlamanka Soomaaliya

โ€œwaxaan u baahnahay 13 bilood gudahood oo ka bilaabanaysa July 2020-ka kuna dhamaanaysa August 2021-kaโ€ ayeey mar kale sheegtay.

Guddiga madax-bannaan ee doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in ay in uu la kulmay caqabado ay kamid yihiin Dowlad Goboleedyada, ammaanka iyo arrimo dhaqaale la xiriira sida ay hadalka u dhigtay.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil ayaa horay ugu adkeysan jirtay in dalka laga qaban karo doorasho qof iyo cod ah, taas oo ay dhaliilsanaayeen sida ay u suura-geli karto xubno kamid ah saamileyda siyaasadda oo ay qeyb ka yihiin axsaab badan oo mucaarad ah, kuwaas oo ka digayay in la sameeyo muddo korarsi.

03/03/2019

Select The Flag Of Your Country?
1-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡จ 2-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฉ 3-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช 4-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ซ 5-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฌ 6-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฎ 7-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฑ 8-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฒ 9-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ถ 10-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท 11-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ธ 12-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡น 13-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡บ 14-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ผ 15-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฝ 16-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฟ 17-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฆ 18-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ง 19-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฉ 20-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ช 21-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ซ 22-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฌ 23-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ญ 24-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฏ 25-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฒ 26-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ณ 27-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ด 28-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท 29-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ธ 30-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡น 31-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ผ 32-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡พ 33-๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ฟ 34-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ 35-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡จ 36-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฉ 37-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ซ 38-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฌ 39-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ญ 40-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฎ 41-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฐ 42-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฑ 43-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฒ 44๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ 45-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ด 46-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ท 47-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡บ 48-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ป 49-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ผ 50-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฝ 51-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡พ 52-๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฟ 53-๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช 54-๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ 55-๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฐ 56-๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฒ 57-๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ด 58-๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ 59-๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ 60-๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ด 61-๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡พ 62-๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ 63-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช 64๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ฒ 65-๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡จ 66-๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ช 67-๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ท 68-๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น 69-๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ 70-๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ฎ 71-๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ฏ 72-๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ฒ 73-๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ด 74-๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท 75-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ฆ 76-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง 77-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ฉ 78-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ช 79-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ฌ 80-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ญ 81-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ฎ 82-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ฑ 83-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ฒ 84-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ณ 85-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ถ 86-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ท 87-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡น 88-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡บ 89-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ผ 90-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡พ 91-๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡ฐ 92-๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡ณ 93-๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡ท 94-๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡น 95-๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡บ 96-๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡จ 97-๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฉ 98-๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ช 100-๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ผ 101-๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฒ 102-๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ 103-๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ด 104-๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท 105-๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น 106-๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ช 107-๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ฒ 108-๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ด 109-๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ต 120-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช 121-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ฌ 122-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ญ 123-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ฎ 124-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ฒ 125-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ณ 126-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ต 127-๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ฆ 128-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ฟ 129-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡พ 130-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ผ 131-๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ท 132-๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ง 133-๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡จ 134-๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ฎ 135-๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ฐ 136-๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ท 137-๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ 138-๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡น 139-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ช 140-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฉ 141-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡จ 142-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ 143-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡จ 144-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฉ 145-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ช 146-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฌ 147-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ญ 148-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฐ 149-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฑ 150-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฒ 151-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ณ 152-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ด 153-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ต 154-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ท 155-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ธ 156-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡น 157-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡บ 158-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ป 159-๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ซ 160-๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ช 161-๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฆ 162-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฟ 163-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡พ 164-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฝ 165-๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ผ 166-๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฌ 167-๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ 168-๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ด 169-๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ต 170-๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ท 171-๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡บ 172-๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฟ 173-๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฒ 174-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฆ 175-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ช 176-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ซ 177-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฌ 178-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡น 179-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ 180-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ท 181-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ณ 182-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฑ 183-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฐ 184-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ญ 185-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ผ 186-๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡พ 187-๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ 188-๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ด 189-๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ธ 190-๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡บ 191-๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ผ 192-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ 193-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ง 194-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡จ 195-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฉ 196-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช 197-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฌ 198-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด 199-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ 200-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฒ 201-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ 202-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฐ 203-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฎ 204-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ญ 205-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ท 206-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ธ 207-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡น 208-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ป 209-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฝ 210-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡พ 211-๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฟ 212-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฆ 213-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡จ 214-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฉ 215-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฌ 216-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ญ 217-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฏ 218๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฐ 219-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฑ 220-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฒ 221-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ณ 222-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ด 223-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท 224-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡น 225-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ป 226-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ผ 227-๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฟ 228-๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฆ 229-๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ 230-๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ 231-๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡พ 232-๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฟ 233-๐Ÿ‡ป๐Ÿ‡ณ 234-๐Ÿ‡ป๐Ÿ‡บ 235-๐Ÿ‡ป๐Ÿ‡ฆ 236-๐Ÿ‡ผ๐Ÿ‡ธ 237-๐Ÿ‡ป๐Ÿ‡จ 238-๐Ÿ‡พ๐Ÿ‡ช 239-๐Ÿ‡ป๐Ÿ‡ช 240-๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ 241-๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ถ

23/02/2019

Waa in xadka saxda ah ee somaliya dirbi laga dhisa wixi kukuyo 100 sana dakana daganasho lasiyaa

23/02/2019

Dulqadki wanaga dhamaday hadan somali nahay

07/02/2019

Somaliya mardhow shaqsi walba 18m cash kontadisa haka firsado anina 1$ cala qof kajaranaya

13/03/2018

Adresse

Berliner Str 8
Hilchenbach
57271

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Bandhiga somalia erfรคhrt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht fรผr andere Zwecke verwendet und Sie kรถnnen sich jederzeit abmelden.

Teilen